Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Su’aasha: Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo Jawaabta: Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, […]

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Su’aasha: Shardi inan galay ayan umaleynaya kaso ah in Salad kasta OO wajiib ah aan safka hore ku tukado hadi aan sameyn wayo midka kasto 100k Malin aan soomayo inkasto aan wayso qadanayay shaydaan ka inan Iska narayay na aan xasuusto hadana waxaan ubadinaya inan ku hadlay Madama 100 kun OO Malin aysan macquul aheyn […]

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc Doctor cunug umula ayaa iga caburmay markuu 26 bari marayo awal caadi buu u neefsanayay 3 dhaqtar ayaan geyay mid waxuu dhahay qolof qplof ku jirta midna waxuu dhahay sanka dulbaa si dabiiciya u xidhan hadaba naaska wuu nuugaya lkn jifka ayaa xidhidhi dareemayaa Hadaba […]

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa Su’aasha: Walaal waxaan mudooyinkan dambe arkaa app lagu sheegay in lacag lagu sameyn karo oo sweatcoin la yiraahdo kaliya waad carareysaa lacagna waadku sameyneysaa socodkaaga marka sidee lacagaha kuu aruuro si sahlan loogala bixi karaa bal iisheeg hadaad igu dhaanto hada xoogaa baan shaqeeyey oo […]

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Magacuyaal su'aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo Ereyga HOW afka ingiriiska waxaa lagu tiriyaa inuu yahay magacuyaal su’aaleed, marka ereygan aad baa loo adeegsadaa, macanhiisa wuu is badbadalaa marka uu erey gaar ah lagu lifaaqo. Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado: How Much Su’aasha kusaabsan waxa la cabbiro How Old Su’aasha kusaabsan da’da How Many […]

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Wll wnku salamay waxaa aad ii cun cuna timaha salkooda marka maxaa keena timaha salkooda inay cun cunaan ma jirtaa dawo ama saliid cun cunkaasi baa bi ineyso ta kale timaha waan dhaqaa markasta lkn waana jara marka maxaa arintan keeni karaa ileedahay sxb. Jawaabta: Cuncunka timaha wuxuu […]

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska Ereyga ingiriiska “GET” qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka “GET” iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali. English Arabic Somali Get back يعود noqonaya Get away يهرب cararaya […]