Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka jirka Hilibka dhaylada waxaa lagu tiriyaa hilibka ugu fiican oo qofka uu cuno, waxaa la sheegay inuu dhaqsi ku dhalaalo dheefshiidakaNA si sahlan ugu shiidmo. Waxaa laga helaa awood aan lasoo koobi karin dhinaca caafimaadka jirka. Qofkii mar kaste cunayo hilibkaas wuxuu noqonayaa qof aan duqoobin, jirkiisa isma badalayo sida la […]
Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo

Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo الأسماء الإسلامية لأطفال المسلمين Magaca waa astaanta ugu horreyso ee lagu garto qofka dhashay waana waxa ugu qaalisan noloshiisa, mana jiro qof jiri karo magac la’aan. Sidaa awgeed qofka aabaha ah waxaa laga rabaa ubadkiisa inuu u bixiyo magac aad u fiican oo casri ah oo casri kaste […]
Awoowaha ugu yar caalamka

Awoowaha ugu yar caalamka Ninkan idin muuqda waa awoowaha ugu yar caalamka waxaa la dhahaa Kamaal Altalfiiti wuxuu jiraa 33 sano wuxuu u dhashay dalka Jordan Ninkan wuxuu guursaday asoo jiro 16 isla markii gabar buu dhalay gabadhaas uu dhalay iyadana waxay guursatay iyadoo jirto 16 waxay dhashay cunugga uu hadda hayo. أصغر جد في […]
Kitaabka Naxwaha Ajruumiga oo dhan Arabic Grammar

شرح متن الآجرومية باللغة الصومالية SHARAXA KITAABKA NAXWAHA AJRUUMIGA Arabic Grammar For Beginners Based On Al-Ājrūmīyyah Kitaabka naxwaha Ajruumiga waa kitaabka laga bilaabo marka naxwe la baranayo waa kitaab aad u fudud qofkii fahmo kutubta kale naxwaha inuu fahmo sahal ayay u noqonaysaa. Halkan kala soco duruusta kitaabka ajruumiga oo la fududeeyay oo loo sharxay […]
Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo Qofka ka sheeganaya daal iyo caajis iyo tabar darro ka timid vitamino jirkiisa ka dhiman awgeed, wuxuu isku daaweyn karaa daawooyinkan dabiiciga ah intuu isku daro ayuu subaxdii hal qaaddo ka cunayaa sidoo kale habeenkii, markuu hal usbuuc adeegsado wax weyn ayuu iska dareemayaa. 1- nus […]
Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay

Habka lagu ogaan karo ukunta fareeshka iyo midda raagtay Ukunta marka ay tahay ukun qadiin ah oo raagtay biyaha marka la galiyo kor ayay ku sabbaynaysaa macnaha kor ayay soo aadaysaa sida qori oo kale markaas waa marka ay 4 usbuuc ka badan tahay muddada ay taallay, haddii ay u dhaxayso labo usbuuc ilaa afar […]
Forty Hadith of Al-Nawawi in one video translated to Somali

Forty Hadith of Al-Nawawi in one video which translated to Somali language The whole book has translated into Somali language in one lesson. Time: 1 hour and 15 minutes You can learn the forty hadiths very easily. This benefits students of knowledge who speak Somali language This is the first time that the forty hadiths […]
