Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings Su’aasha: Asc marka hore walaal waad ku mahadsantihin shaqada aad u haysaan bulshada جزاكم الله خير الجزاء Suaashaydu waxa weeye wll kacsigayga ayaa aad u daran ma siigaysto hada filiman xun xun ma daawado alx , cunto nafaqo lehna ma cuno , xataa xaas […]
Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray Su’aasha: Sixir qofka uu hayo calaamad gaar ah miyuu leeyahay oo lagu garan karo, dadka intooda badan waxay dhahaan hebel waa la sixray marka waxaan rabi lahaa inaad ii sheegtaan caalamada sixirka lagu garto hadday jiraa. Jawaabta: Sixirka waa wax jiro oo uu quraanka sheegay, shayaadiinaana […]
درس الأسبوع الرابع: ضمير الملكية

[pdf id=10225] Magacuyaal lahaanshiyeedka | ضمير الملكية ضمير الملكية في الصومالية معقّد نوعا مّا ويحتاج إلى تركيز، فهذا الجدول محاولة لتبسيطه قبل الشروع في عرض أمثلته. -ay (-ga, -da) qalinkayga, lacagtayda لي -aa (-ga-, -da) qalinkaaga, lacagtaada لك -iis (-a) qalinkiisa, lacagtiisa له -eed (-a) qalinkeeda, lacagteeda لها -een (-a) qalinkeena , lacagteena […]
درس الأسبوع الثالث: ضمير الفاعل المتصل

Magacuyaal yeeleedka xiriirsan | ضمير الفاعل المتصل Aan Waan weyddiiyay. سألتُ. Aad Waad weyddiisay. سألتَ. Uu Wuu weyddiiyay. سأل. Ay Way weyddiisay. سألت. Aynu Waynu weyddiinay. سألنا. Aannu/aan Waan weyddiinay. سألنا. Aydin/aad Waad weyddiiseen. سألتم. Ay Way weyddiiyeen. سألوا. Maskax Cirrid Baso دماغ لثّة جمجمة Sanbab Lafdhabar Feer رئة عمود فقري ضلع Calool Laf […]
درس الأسبوع الثاني: الضمير المنفصل

درس الأسبوع الثاني: الضمير المنفصل في اللغة الصومالية Magacuyaalka madax-bannaan | الضمير المنفصل Magacuyaalka madax-bannaan | الضمير المنفصل Aniga أنا Aniga waan soo toosaa. أنا أستيقظ. Adiga أنت Adiga waad soo toostaa. أنت تستيقظ. Isaga[1] هو Isaga wuu soo toosaa. هو يستيقظ. Iyada [2] هي Iyada way soo toostaa. هي تستيقظ. Annaga نحن Annaga waannu […]
درس الأسبوع الأول: الصوامت والصوائت

الدرس الأول الصوامت والصوائت الصوامت والصوائت تتكون الأبجدية الصومالية من واحد وعشرين صامتا وعشر حركات، والصوامت في الصومالية حروف بسيطة ما عدا ثلاثة أحرف هي (kh) و(sh) و(dh) ، فهذه الأحرف الثلاثة مركبة من صامتين وتصدر صوتا واحدا، والأبجدية الصومالية ليس فيها حروف غير متوافقة مع لوحة مفاتيح الحاسوب العادية، وهي مشابهة في أغلب حروفها […]
Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar […]
