Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka

Sagaalka Fitamiin laga helo ukunta kalluunka waa maxay ka faa’idayso shargareey. Ukunta Kaluunka waxaa laga helaa vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vitamin b1 Vitamin b2 Vitamin b3 Vitamin b6 vitamin b12 Vitamin a Vitamin h Vitamin d vitamin k Burutiin badan iyo bir waxyaabo kale nafaqo ah ayaa ka buuxa. Ukunta kalluunka waxay […]

Cudurka corona iyo adeegga suuqa

corona siduu u saameeyay ganacsiga sawiro

Cudurka corona iyo adeegga suuqa Corona siduu u saameeyay ganacsiga dalka waxaad ka arki kartaa dadka sida ay u kala fogaanayaan. cudurkan oo la sheegay in si dhaqsi layskugu daarto marka lasysu soo dhowaado. Goobtaan waa suuqa qudaarta waad arkaysaa dadka in loo sameeyay xariiqin aysan soo gudbi karin so loo ilaaliyo in lays gaarsiiyo […]

Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan

caanaha geela iyo uurka

Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan Su’aasha: Waxaan rabaa inaan fahmo arin aan meel ka akhriyay oo ah in caanaha geela aysan u roonayn naagta xaamilada ah ama naagta uurka leh arinkaas maxaa ka jira iga jaahil bixiya. Jawaabta: Caanaha geela waa wax aad ugu fiican caafimaadka guud ahaan waxay xoojiyaan isdifaaca jirka, laakin […]

Midabyada carrabka iyo cudurada xiriirka ka dhexeeya

Midabyada carrabka iyo cudurada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sabata ay u eegayaan dhakhaatiirta carabka qofka ay baarayaan marka la rabo in la ogaado jirada hayso fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa aad baad ugu mahadsan tihiin. Jawaabta: Waa sax dhakhaatiirta inta aysan baarin qofka waxay eegayaan carabkiisa taasna waxaa ugu wacan midabka carabka wuxuu tilmaamayaa xaaladda jirka dhinka caafimaadka […]

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin Su’aasha: SCW waxan ahayn wiil dhalin yar ah waxaan rabaa inaan guursado goor dhow waxaa rabaa inaad iiga jawabtaan dhowr su’alo oo maskaxdayda ku wareeganaya kusoo ku saabsan raaxada naaska gabadha iyo naasaha siday kala yihiin fadlan waxaan idinka sugaa jawaab degdeg ah mahadsanidiin. Jawaabta: Marka laga hadlo naasaha dumarka […]

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka

Sababaha keena dhuun qalaylka

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya. Jawaabta: Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah: caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo […]

Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Su’aasha: Waxaa jira nin eed badan oo mar kaste dadka eeda oo caan ku ah qaraabana waannu nahay marka wuxuu iga rabaa guur anigana waan rabaa laakin waxaan ka baqayaa dabcigiisaoo adag waa qof maanta oo dhan dadka eeda waa caan wuuna xanaaq badan yahay maxaad igula talin lahaydeen malaga yaabaa ninkaas inuu is baddalo. […]