Shiirka kacsiga astaanta lagu garto

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto Shiirka kacsiga iyo shurufka wasakha ka dhasha maxay kala yihiin? Shiir marka la sheego dad badan ayaa carara Marka waxaad ogaataa shiirka inuu u qaybsamo labo nooc. Midka koowaad waa midka ka dhasha wasakha qofka marka uu noqdo jirkiisa wasakh ama dhowr maalmood uuna qubaysanin. shiir baa ka soo go’a […]
Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha Su’aasha: Xanuunka xaniinyaha oo daran maxaa keenaya siiba marka aan kacsado waliba mararka qaarkooda waxaan ka dareemaa culays daran sida in wax ay xiran yihiin oo kale waxaan rabaa inaan ii sheegtaan waxa sidaas keeno fadlan. Jawaabta: Xaniinyaha waxaa lagu tiriyaa meelaha ugu nugul jirka raga, marka wax yar ay gaaraan […]
Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon Riyada: maxaa lagu fasiri karaa qofka arko dibqallooc asoo qaniinay, markaas ayuu soo qabtay uu dilay xanuun daran ayuu kala kulmay qaniinyada dibqalooca, riyada noocaas maxaa lagu fasri karaa. Fasirka: Fasirka riyada dibqalooca guud ahaan waa cadow gaar ahaan cadow kuu dhow dilka aad dilayso wuxuu noqon karaa inaad ka […]
Fasirka riyada cudurka corona virus

Su’aasha: Maxay noqon kartaa riyada qofka hadduu arko qof corona virus qaba maxaa lagu fasiri karaa fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Waxaa dhici karta riyada inay tahay nooca loo yaqaano أحلام حديث النفس taas oo laga wado riyada nafta ay ku sheekaysato, waayo maalmahaan waxaa la hadal hayaa cudurka corona virus marka waxay badan tahay riyada […]
10-ka halis ay seegada ninka u keento

10-ka halis ay seegada ninka u keento Seegadu (siigada) waa maxay?. Seegadu waa qofka inuu biyaha gacanta isaga keenaa. qofka hadduu badsado siigada dhibaatooyinka soo sacda ayay u keenaysaa. 1- indhaha oo daciifa, qofka badsada siigada (seegada) wuxuu ka kala kulmayaa inay indhihiisu daciifaan oo aragga fog ka yaraado. 2- wuxuu noqonayaa xayeesi daran oo […]
Daalka badan maxaa keeno

Daalka badan maxaa keeno Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan ogaado daalka daran maxaa keeno mid la dareemayo qofka soon ordin ama shaqo qabanin wax yar marka uu qabto daal daran ayuu dareemayaa taas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Daalka daran waxaa loo yaqaanaa afka carabiga الإرهاق afka engilishkana in English Fatigue. daalka caadiga ah wuxuu […]
Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar nin leh waxaan isku arkay shaki badan marka uu ninkayga maqan yahay aad baa ugu walwalaa waxaan u qaataa inuu gabar kale sheeko la wado waligaygana kuma arag wax oo arinkaas xriir la leh laakin walwalka i qabto kama nasan karo maxaan sameeyaa sideen […]
