Riyada gabar nabinimo sheeganaysa

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday xalay aniga ayaan waxaan arkay gabar niman badan ay foodaynayaan waan ka celiyay markaas ayay waxay igu tiri rasuul ayaan ahay waxaana dhahay sidee kugu aaminaa markaas bay tiri cirka arag waxayna samaysay cirka ayay bad badashay dayixii ayay ka dhigtay qorax ana waan aaminay oo ana dadka gurigayga […]
Riyo cunug yar aan arkay

Su’aasha: Waxan arkay anigoo tareen aan kusoo qaldamay soo fuulay aniga iyo reerkeyga, reer kale oo tareenka jiifo iyaga iyo caruurtooda, waxa soo ag fadhiistay cunug aad u yar oo Mar dhoweed la dhalay ilaa 1bil qiyaas ahaan, dhar cad cad ku jiifo ayaa riyada ku dhex arkay, reerkii ayaa soo qeeliyey oo nagu dhaheen, […]
Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Su’aasha: asc walaalaha daruur melkasta aad jogtan salan kadib waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo iga yaabisay waxa jirtay gaber aan aad ujecla waliba xaaskayga ahayd sidan ujecla maha midan hada kashekayn karo ayaduna wey ogayd midaa balse nasiib xumo wey igafogaatay waxayna iga fogaatay xolo adun daraded xataa aniga oo qabo ayay ninkale gursatay […]
Anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo soonkeyga ma iga buray

Su’aasha: Walaal anoo sooman hadaan gabar video call ugu raaxeeyo saasna ku biyo boxo soonkeyga ma iga buray. Jawaabta: Qof soomaan oo fal dambi samaynayaa siiba dambi shahwo la xiriira waa arrin soonka ujeeddadiisa ka hor imaanaysa, qofkii naag kula raaxaysto video call oo biyaha ay ka baxaan soonkiisa waa buray waxaana uu galay dambi foolxun […]
Farmaajo wuxuu dhahay intaan barakiciye noqon lahaa waxaan ahay badbaadiye muxuu ka wadaa

Su’aasha: Madaxweynaha sharciyadiisa muranku ka taaganyahay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu xaley jeediyey qudbad u muuqatay mid la soo jarjaray oo qaladaadka laga soo faafreebay marka qudbadiisii waxaa ku jirtay in dalka ay qasayaan shisheeye iyo siyaasiyiin uu sheegay inay daba dhilif u yihiin shisheeyaha marka hadal jeedintaas Farmaajo sameeyey maxaa laga tilmaami karaa maxaase laga […]
Riyada gaadhi aad u qurux badan Land Cruiser ah

Su’aasha: Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato Waxan ku riyooday aniga oo gaadhi aad u qurux badan land cruiser ah oo qaaliya midabkiisuna cadaan yahay iibsaday oo aad ugu faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolosha sidoo kale inaad heli doonto guur, gaariga wuxuu astaan u yahay muraadkaaga inaad gaarayso, maxaayeelay […]
Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna

Su’aasha: Asc mahadsantihiin Aniga iyo gabadh aan ilmadar nahay oo laba wadan oo kala fog jooga mudana is arag ayaan waxaan ku riyooday anagoo meel kayn ah adhi la joogna hadana afurkii inamo ay iyada walalo yihiin wada afurayna meel baadiye ah oo qurux badan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war […]
