Categories
Fatwada

Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday aniga dad aan aqooniin in ay albaabka guriga isoo garaacan ay dhahayaan waad dhimanaysa waxad u dhiman doonta cudurka kansarka dadkas waxay leeyihiin anaga marhore dhimanay maxay noqon karta fasiirkeeda. si deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto niyadjab iyo cabsi iyo walwal […]

Categories
Fatwada

Anigoo weysaqaad qaba hadey lugaha dhiiqo yar iga gaaraan ma iga burayaa weesada?

Su’aasha: Wanisalaamay Daruur sxbw anigoo weysa qabo ayaa cagaha dhiiqa iga soo gaaray intaan shakiyey ayaan dib u weyseystay hadii cagaha dhiiqo iga gaarto weesada mabureysaa, Jawaabta: Weysada sidaas kuma jabto haddii xataa ay najaaso tahay dhiiqada waa layska dhaqaa, weysada waxaa jabiya arrimaha lagu sheegay diinta oo ah tusaale ahaan qofka inuu musqusha galo […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka haduusan mudo xoogaa ah riyo ku biyo bixin shahwada jirkiisa ku yar mala dhihi karaa?

Su’aasha: Nio waku salaamay sxbw 15 beri ka hor aa siigo igu dambeysay waa iska dhaafay marka ayaanta habeenkii maku biyo bixi hurdada hada ka horta waxaad iisheegtay qofka markey jirkiisa shahwada ku badato inuu biyo boxo lkn hada midan cagsigeeda sow lama dhihi karo shahwada ayaa jirka ku yar haduusan qofka riyo ku bixin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anigoo khamri cabaya maalin walba

Su’aasha: asc wllow ninyhow khamriga yar cabi jiray hadase waa iska dhaafay mudo cabin mana doonayo inaan cabo lakin riyadiisa i daba socota habeen walba anigoo baar fadhiya oo cabaya marka talow maxay tilmaamaysaa fiiro gaar ah hada wa iska dhaafay. lakin riyada ayaaba i daba wada mahadsnadi wllo. Jawaabta: Riyada khamriga la cabbayo guud […]

Categories
Software

Separate music from any song freely in seconds

Separate vocals and music from any song you need to make different, in seconds! All this is a free service where you can easily separate vocals and music from any song or audio file from your PC or mobile divice, allowing you to create a karaoke version of any song as new project. This service […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ku riyootay iyadoo la jiifto ninkeeda saaxiibkiisa

Su’aasha: SCW waxan ahay marwo 5 sano ka badan la qabo labo caruur ay haystaa ninkay waa la la’yahay meel uu kudambeeyo lama oga sanado badan kahor waxan ku riyon jiray ninkay saxibkisa aso ila joogo marna ninkay camal ah mar waxan so kacay ano naxsan waxan arkay isagoo galmo ila samaynaya raaxo badan ayan […]