Ninka haduu ku riyoodo asoo xaaskiisa garaacayo

Su’aasha: scw waxaan idinkaga mahannaqaya adeega bulshada aad u haysaan iyo sida wanaagsan aad uga jawaabtaan sua’aalaha la idin soo weydiiyo, hadaba markan gudaha galo su’aashayda waxan rabaa in la iga jahilbixiyo ninka haduu ku riyoodo naagtiisa asoo garaacayo oo feer iyo haraati is daba joog ah ku dhufanaya riyaadas waxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: […]
Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan

Su’aasha: scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh? Jawaabta: Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad […]
Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah

Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah Su’aasha: Bahda darur wan idin salamay dhib aya ia haysta gsukayga aad bu u yar yahay xaskayga ma ku raxaysanayso kacsiga wa ok guska marku yar yahay daawo malo heli kara fadlan jawab yan idinka sugaya? Jawaabta: Dhererka alaabta ninka caadiga ah wuxuu u dhexeeya 8 […]
Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Su’aasha: Asc wll waxa jirta gabar uu xiriir inaga dhexeyo gabadha aabahed wuu dhintay naxaristi Jano Alla hasiyee waxay iiga sheeken jirtay wanagisa iyo sidu u ficnaa lakin waligay maan arag aabahed waxan ku riyoday labo haben oo isku xiga gabadha aabahed iyo aabahay oo hal meel kawada shaqeya markas waxaa timid gabadhi oo qado […]
Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya

Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya Riyada: Asc waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya marks gabadh xafada aan wada daganeeyina was at qaawaneeyd masar kaliya ayeey qabtay gabadh kaleetana waxa ay u maydhaysay nin iyo naag ninka ayaa ka horeeyo loo maydhayey gabadhuna […]
Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar

Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar Su’aasha: Asc wll wad mahadsantihin waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar xata aabo joogo isagu wuxu ku jirey saf nin computer WADA dul tagnayen Se anigu hablo la socdey mid waxay sidatey Waraaq marka dectorka ugee lagu lahaa wan isaso racney dectorka magaciisa ugu yedhaysey inanta kle ta warqad […]
Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay

Su’aasha: Asc walaaha wabka daruuro waad ku mahadsantahiin sida quruxda badanee bulshada ugu adeegtaan ilahay hidin xiftiyo Wll xalay waxaan ku riyooday ani iyo hooyaday oo guri joogna anoo meel daarada dhexdeedaah taagan waxaa soo dhacay geed guriga hortiisa ku yaalay ani horay ayan u dhaafay dhinacbaana uga leexday waxaana lahayn ilahaybaa na dhaafiyay qashinkiisa […]
