Ninka sheekada dumarka jecel oo iyaga oo kale u dhaqmo

Ninka sheekada dumarka jecel oo iyaga oo kale u dhaqmo Su’aasha: Asc, waxan rabaa inaad ii sheegtan arin aan ku wareersanahay raga ka helo inay dumarka la sheekaystaan oo jikada la galaan laakin aan shukaansanin hadalada naagaha ka helo una dhaqmo sida gabdhaha oo kale rag dhan la shekeysan maxaa la dhihi karaa ma cudur […]
Xaaskeyga ayaan ku riyooday iyadoo nin la raaxaysanayso

Xaaskeyga ayaan ku riyooday iyadoo nin la raaxaysanayso Riyada: waxan mar ku riyooday anoo xaaskayga nin u tagaya oo biyaha aan u jeedo iyadoo istaagan ninkaasna wuxuu ahaa nin aan garanaayo riyadaas maxaa lagu fasiraa Fasirka: Riyada sida aad u malaynayso ma aha haka shakinin xaaskaaga waxaa laga yaabaa ninkaas in wax laga heli doono […]
Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada

Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada Su’aasha: scw walaal biyabax dumarka siduu yahay ma jiraan dumar aan biyabixin oo raaxaysta Jawaabta: Raga iyo dumarka way ku kala duwan yihiin dhinaca biyabaxa ama shahwada, raga marka ay raaxaysanayaan ugu dambeyn biyo ayaa ka yimaada oo calaamad u ah inuu gaaray ninka meesha ugu dambaysa, laakin […]
Ninka xaaskiisa mar kaste caay iyo aflagaaddo ku haya

Su’aasha: ninka marka uu rabo inuu ku aflagaadeyo oo adiga aad tahay qof maskin ah aan dhib badnayn isagana dabcigisa yahay caay iyo aflagado oo dumar kale uu amaanayo adigana ku caayay maxaa la dhihi karaa ninkaas daacad miyaa msi waa nin aan jacayl kuu qabin, ninka u jecel maka suurtobaysaa arintas. Jawaabta: Ninka waxaa […]
Siigada bil ayaan joojiyay wali halmaan ayaa igu dhegan

Siigada bil ayaan joojiyay wali halmaan ayaa igu dhegan Su’aasha: Bil Aya kaso wareegatay siigada joojinteda aan joojiyay jirkeyga isbadal Aya kudacay lakin hilmamka wali aad ayuu igu badanyahay marka waqti intee la eg Ayan ubahanahay inan ku kabto since 2014 Ayan bahasha Jawaabta: Toos isaga gooy siigada, bil kaliya wax ma aha, fikirka dumarkana […]
Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan riya ku arkay eey iqaniinayo aan haraanti isaga fujinayo waliba anigo kaba buud ah xiran Jawaabta: Waa cadow taag daran aad iska dhicin doonto riyada waa riyo tilmaamaysa inuu jiro qof cadow kugu ah oo daciif ah aan waxba kaa qaadi karin qaylo iyo caay kaliya ayuu awoodaa marka ugu dambaysa […]
Riyada xanuunka eyeeyada iyo dixri iyo dibqalooc iga soo daadanaya

Su’aasha: Asc wll waxan ku riydey aniga familygyga siba aderkay iyo wiilkisa waxn ka rabay gaadhiga si an ayeeyo xanunsanysa ugu qado kadib gadhigi bey i diiden siba wiilka aderky dhalay kadib wan ku celceliyey wey isiyen wan tagay waxan tagay tukan tukanka waxa ka ibsaneysey gabadh ubax kadib ana waxn so qabtey dhowr ubax […]
