Xanuunka xiniinta bidix oo uu ku jiro wax dhaqdhaqaaqayo

Su’aasha: Waxa i xanuunta xiniinta bidix waxaa ii fadhiya wax marka la taabto dhaqdhaqaya markan kaadi nayo wey idhibeysaa iisoo jawaab fadla. Jawaabta: Haddii wax ku jiro oo aan ahayn buruqda caadiga ah waa inaad dhakhtar u tagtaa ood isbaartaa, marka hore si fiican u hubi in wax kuusan ku jiro iyo in kale, waxaana […]
Riyada qof ordaya asoo qaawan cowrada kaliya ka asturan

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anoo qaawan oo ordaya markan waxyar orda anoo qawan ayan haddana arkaya anoo mara yar hoos ka xiran oo cowradda ii asturaysaa. Maxay noqon karta riyada ninka qaawan oo ordaya haddana mara yar hoos ka xiran oo cowradda loo qarinaya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka towbad keeni […]
Gabar Maali u dhalatay oo 9 mataan dhashay

Gabar lagu magacaabo Xaliima Siisi oo u dhalatay dalka Maali ayaa dhashay 9 mataanood. Xaliima oo ah gabar 26 jir oo ku dhashay caruurtan sagaalka ah isbitaal ku yaalla dalka Marooko ayaa sheegtay ilmaheeda inay maalin kastesii fiicnaanayaan kahorreysa . Ninka qaba Xaliima oo lagu magacaabo Qaadir Carabi 35 jir ah ayaa la joogay xaaskiisa […]
Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo

Su’aasha: Waswaska dhanka waxbarashada Ayan xal ulahaay markasto is idhahda wax akhriso oo daadalba waswaska soonka nadarka ah aya igubilabanayo hadan A helo inta iyo inta Ayan soomi marka maxa sameeya inan si xor ah wax u akhristo Ayan Raba soona marabo sababto ah ramadhanadki lasoodhafay sooman Ayan jiray igatagay lakin wanhilmamay dibkas iyo iskumashqulidan […]
Qofka doobka ah haduusan xubinkiisa jimicsi u sameynin sow hadhow geedka iskuma soo aruuraayo

Su’aasha: Nio waxaa iisheegtay in qofka uu xubinkiisa taranka uu jimicsi u sameynkaro marka hadaan xubinka jiid jiido sidaad ku sheegtay lisida guska kuwa doobka waa u daranyihiin ayaad dhahday marka ninka doobka haduusan hubkiisa cabeysanin ama jimicsi u sameyn hadhow xubinka sowma noqon karo mid isku soo uruura oo waxba tari wayo mideeda kale […]
Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Su’aasha: Asc waan idin salaamay dhamaan bahda daruur iyo akhristiyaasha Waxan ku riyooday xalayto anigoo masjidka allah aan nadiifinayo dhamaan xaaqaayo masjidka maxey ka micno tahay riyadaas. Jawaabta: Riyada aad ayay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad qaban doonto camal fiican oo Alle raalli kaaga noqon doono sidoo kale inuu ku waafajin doono khayr badan […]
Riyada qofka hooyo iyo habaryar suuliga kula jiro asoo qaawan

Riyada qofka hooyo iyo habaryar suuliga kula jiro asoo qaawan Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anoo Qaawan oo suuliga ku maydhanaya oo ay hooyaday iyo habaryartay suuliga igula jiran oy wax iga sheegayan sida inaan dhuubanahay ama aan wax iska bedelay waxyaabo nocasa ana aanan ka xishoonayn oo xata cawradayda ay arkayaan wax danana […]
