Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday odey adeerkay ah oo aan waligay arkin oo Sida la iisheegay Qani ah anoo gurigiisa tagay Wuxuu ahaa guri Wayn oo qurux badan oo cad waxaan arkay Wiil dhalinyaro ah oo Adeerkay Xaaska uu qabo Walalkeed ah Wuxuu ileeyahay adeerkaa waa Qani Nin lacag badan ayuu leeyahay aniga boqolkiiba 5 […]
Riyooyinka is khilaafayo ma wada saxan yihiin

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur waxaa jirta Dhowr Riyooyin oo aad Ii fasirteen riyooyinka qaar waxay ahaayeen qeyr kuwana Shar Qaarkood waan arkay qaarna wali ma arkin Hadaba waxaan is waydiiyey Riyooyinkan is wada Khilaafsan kuwana qeyrka ah kuwana sharta ah sidee u wada dhici karaan Tusaale ahaan waxaan ku riyooday aniga oo indhaha nabro iiga […]
Riyada xun Malaga hor tagi karaa

Su’aasha: Asc wll waxaa jirtay riyo Kooban oo aan arkay Taasoo aheyd in indhaha nabro iga soo baxeen Riyada waxaa la iigu fasiray in Faqri macsi iyo cuduro igu Soo wajahan yihiin Riyadan Maalmo kahor inta aan idin Soo qorin ayaan ku riyooday isla sidii ayaan arkay indhaha way I xanuunayaa waxaana iiga Soo baxay […]
Riyada astaqfaarta lagu barayo

Riyada astaqfaarta lagu barayo Riyada: Asc gabar Walaashay oo Garoob ah ayaa ku riyootay iyada oo astaqfaarta la barayo oo lagu cel celinayo waxaa la leeyahay astaqfiralaah dheh iyadana ay Yara qaldeyso oo la barayo. Fasirka: Riyada aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa in ilaahay kurbada ka feydayo oo ay heli doonto muraadkeeda inkastoo […]
Riyada Musharaxa burka oo lacag dollar i siinaayo

Riyada Musharaxa burka oo lacag dollar i siinaayo Riyada: Saaxiib iwrn seetahay kheyr waye nio habeenadan laba habeen isku xigta xaley iyo habeenka ka sii horeysayba anoo lacag la isiinaayo ku riyooda hada riyadii xaley ugu dambeysay waxaan arkay anigoo joogo meel masjid ah oo la leeyahay masjidka sabaa la keenaa markaasa waxaan isha ku […]
Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Wax badan ayaa laga faa’idaysan karaa maanta oo free ah siiba dadka raba inay wax bartaan, webyo badan ayaa jira oo laga faa’idaysan karo oo sahal kaaga dhigaya inaad wax tarjunto. Webyo tarjamo xarfi wax u tarjamo waa kuwan: 1- http://mobile.reverso.net/en 2- https://wordreference.com/ 3- http://worldlingo.com 4- http://babelfish.com 5- http://translation2.paralink.com web weero badan kuu tarjumaya: http://m.freetranslations.org […]
Aayadaha iyo axaadiista kusoo arooray imtaxaanka aadanaha

Aayadaha iyo axaadiista kusoo arooray imtaxaanka aadanaha Adduunka waa daarta imtaxaanka qof kaste waa la imtaxaanayaa, qof imtaxaan ka fakanaya ma jiro, laakin qofka mu’minka ah wuu og yahay imtaxaankaas inuu yahay imtaxaan xagga Alle ka yimid mar kastana diyaar ayuu yahay inuu Alle ku shugriyo. Quraanka kariimka iyo axaadiista nabiga (SCW) ayay uga hadleen […]
