Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad […]
Naagta meesha laga rabo inay dhaqdo xiliga istinjada

Naagta meesha laga rabo inay dhaqdo xiliga istinjada Su’aasha: scw walaal waxan rabaa inaad iga jawaabtaan su’aal aan ka qabo istinjada gabdhaha la xirirto gudaha farjiga iyo banaanka farjiga maxaa loola jeedaa marka culimada diinta ay sheegayan intee laga rabaa gabadha inay dhaqdo, teeda kale qoyaanka caadiga farjiga nijaaso miya. Jawaabta: Gabadha farjiga meesha ay […]
Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara

Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara Su’aasha: Hada Labo sano Ayaan Ka Joogaa Lakin Waxa iigu Daran Ayaa Ah Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Malaga Yaabaa Inaan Qaab Dabeci Ah Uga Soo Kabto Mida Kale Xubinkayga Qalooc Ayuu Galay Miyuu Utoosayaa Qaab Dabeci Ah Anoona Wax Masaaj Samayn Jawaab Wacan Dr Jawaabta: Qalooca uma […]
Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado

Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado Su’aasha: Aafadu Walwal Ayay Igu dishay Waxaanan Kudhex Jiray Mudo Badan Hada Waan Joojay Mudo 2 Sano Ah Laakiin Wali Ma Hayo Wax Is Badal Ah Sidoo Kale Hada Ayuun Bay Dhibaatooyinkeedii Igu Soo Baxayaan Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Haba Yaraatee Darenkaygiii Kacsi Wuu […]
Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno Su’aasha: Asc wll En waxaa rabay inaa ku weydiiyo suaal la xirirta indhaha, en walaal maxa sawaba indhaha o yeeshta kuus ama fin kaaso ay kujiran biyo yar yar midkaas o mararka qaar wata xanuun? Mahadsanid. Jawaabta: Finka isha kasoo baxo sababo badan ayaa keena, dad badanna […]
Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan Su’aasha: naag xaas ah oo ilmo badan dhashay oo ka dareemayso xanuun daran naasha gaar ahaan kan midig waliba marka anaafsanayso su’aasha waxay tahay naasahaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan mise xiriir lama laha tolow maxaa keeni kara xanuunka naaska gud ahaan? Jawaabta: Xanuunka naasaha sababo badan […]
Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo […]
