Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KUDABAALANAYO MEEL DHULKA AAD UGA SARAYSOO AAD U QURUX BADAN WAXAANA DADKII HALKAASI IGULA DABAALANAYAY KA MID AHAA MADAXWAYNAHA WADANKAAN JOOGO WAAN IS AG FADHINAY MARKAAN DABAADHA KASOO BAXAY MEEL CIIDOO U QURUX BADAN ALLAH […]
Dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quraanka karimka danbiga ay leedahay

Dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quraanka karimka danbiga ay leedahay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quuranka karimka danbi inte leeg bay leedahay iyo qof’ka been ku dhaartay kitaabka quraanka sidu ilaahay (s,w) ugu danbi dhaafaya mida kale arin walba ma lagu dhaaran kara kitaabka quraanka jawaab fah […]
Qaniisyada maxay isu guursadaan xumaan wayba ku jiraanee

Su’aasha: scw waxaan rabaa in la iga jaahil bixiyo raga khaniisiinta waxa la mid ah dumarka khaniiska ah waxay u doodaan xaqa ay u leeyihiin inay is guursadaan waxaan in is weydinayaa muxuu u taraa inay is guursadaan maxayse ugu dadaalaan guur illeen xaaraan wayba ku jiraan maxaayeelay guur waxaa loo raadiyaa qofka xaaraan inuu […]
Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS)

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS) Su’aasha: Asc walaal Dadku waxa ay dhahaan dunidu waxa ay dhisan tahay malaayiin sano ama waxa lahelay dad noolaa malaayiin sano ka hor noolaa qalfoofkooda Marka maxa ka jira ? meeqa sano ayaase ka soo wareegay nabi aadam (c.s) wakhtigii uu noola ? Mahadsanidin. […]
Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa Su’aasha: Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa caanaha daasada ama caana boodhaha nafaqo ma laga helaa sidoo kale dr waxaan maqlay hadii shaaha lagu darsado in lagu naaxo ama lagu cayilo maxaa kajira dr thanks. Jawaabta: Caanaha boorka ama caanaha daasada ama caanaha gasaca waa caano caadi ah lagu qalajiyay […]
Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah

Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah Su’aasha: Asc wll Su,aasheydu way gaaban tahay. Sankeyga waxa ku dhega duufka had iyo jeerna waa uu cabursan yahay, sidoo kale duufka kasoo baxayo waa mid adag oo cagaar ah misana aad u uraya. Hadaba wll maxaa xal u ah cudurkaan? Jawaabta: Waxaa laga yaabaa […]
Xanuunka xaniinyaha dhalmada ninka ma saamayn karaa

Su’aasha: Suashayda Dr waxan isku arka xanuun xaninta midig wax buruq aha ka daremo xarigayga xaninta kor ka sobilawato baritan Ku sameyay waxa lay dhahay Sidanotkik : Skrotal Rum KOTAL COLOR- DOPPLER ULTRASUU The testicular measures are normal. There are homogenous echotexture bilateral testis. There is no significant scrotal wall thickening. There isn’t pathological fluid […]
