Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay Su’aasha: sideed iyo toban sano aan jira waxa iga yimada dhacaan badan cad iyo jaale ah waxa kalo an dareemaa balbal aad u daran maxa talo cafimaad ad i sinaysan idinko mahadsan. Jawaabta: Inta badan bakteeriyada ayaa keenta xaaladaha aad sheegtay, waxaad ku dadaashaa nadaafadda […]
Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran

Su’aasha: Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Jawaabta: Fadhiga ayaa daran maxaayeelay jirka wuxuu u baahan yahay dhaqdhaqaaq, laakin taagni kaliya waxay la mid tahay fadhiga taagnida waa in dhaqdhaqaaq la socdaa, sidoo kale qofka waa inuu labadaba isku helaa nasasho iyo socod, sidoo kale qofka hadduu maalin kaste soo taagan yahay […]
Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan

Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan Mise Way La socdaan Ilaa Waligii Jawaabta: Haddii qofka uu ka joogsado siigada muddo kaddib dhibka ay u keentay waa ka haraa, dadka way ku kala duwan yihiin muddada ay ku qaadato, dad waxaa jira hal sano oo kale dadna ilaa iyo seddex sano ayay gaaraan, […]
Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican Su’aasha: Midkee Faaiido Badan Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Waliba iyadoo Lashiiday (Laridqay) Ama Sideeda Loo Cuno Jawaabta: Labadaba way fiican yihiin waxaa laga helaa vitamiino kala duwan, adigoo dhahay oo kale weeye hawada iyo biyaha yaa fiican, marka waxaad ogaataa in sidaas aan loo fikiraynin, cunto kaste qudaar kaste […]
Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Su’aalaha: Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Ma Kuwa Loda MA kuwa Adhiga Mise Kuwa Geela. Jawaabta: Caano kaste wax bay taraan sidaa awgeed Alle wuxuu abuuray xoolo kala duduwan, Alle (SW) markuu ka hadlayay guud ahaan ayuu u sheegay nimcada caanaha xoolaha wuxuu yiri: (وَإِنَّ لَكُمْ فِي الْأَنْعَامِ لَعِبْرَةً […]
Gabar ninkeeda ka maqan yahay oo ku riyootay asoo yimid

Su’aasha: Asc wr wbrk ninkayku waxu ku nool yahay wadan kale shaqo darteed waan kala foganay waxan ku riyoday isago leh waan soo wareegay hada kadib manoqonayo riyada iifasir shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad isku soo dowaan doontaan oo noloshiina ay fiicnaan doonto oo aad heli doontaan waxa aad ka fikiraysaan oo hormar ah […]
Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa

Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa Su’aasha: Asc wrb wallo waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur hoosta waxan ka dareemaa inay i waynatay marka waxan rabay wax la isticmalo hoosta laku yereyo in la iifa’ideyo daawo ama waxi lamida shukran. Jawaabta: Naagta marka ay ilmo badan dhasho farjigeeda wuu isbaddalaa […]
