Qofku haduu 24 hrs 6 jeer siigaysto taas nafaqadiisa wax may u dhimaysaa

Su’aasha: Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa siigada qofku haduu 24 hrs 6 jeer siigaysto taas nafaqadiisa wax may u dhimaysaa thnkz balse miyay kakhatar badan tahay qofka 1 jeer maalinkii iyo labo jeer iyo siigaysta Mahadsanid Jawaabta: Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay iyadoo faahfaahsan ayaad ka helaysaa daruur ka raadi adoo ku qoraya khaanadda […]
Waa maxay cayayaanka baraha bulshada?

Waa maxay cayayaanka baraha bulshada? Marka ay soo baxeen websiteyada loo yaqaano baraha bulshada social media sida Facebook, Twitter iwm. waxaa soo baxday arrin dad badan aysan la soconin taas oo ah dowladaha qaar ama shirkadaha qaar ama dadka qaar inay samaystaan koox shaqoodu tahay inay baraha bulshada wax ku qoraan iyagoo hal meel ka […]
Riyo anoo jaranjaro fuulaya oo labo qof isugu galmoonaya

Su’aasha: Riyo anoo jaranjaro fuulaya waxan arkay nin iyo naag galmo kusameynaya jaranjarta mel lasiman wan kudhahay maxa waye dadka aan edabta lahen kadib naagti isora disay oo igu tiri maxa nagarabtay wankudila ana wanqaninay oo aadbey u qeylisay iifasira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khiyaano iyo dagaal waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dadka […]
Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan nin iyo naag is qaba mudo badan hadii ay isku dhacaan e af’lagaado xun is’dhahan meherkogu mu khafiifa marka inay meherkoga cusbonesiyan ma tahay arina bal fah faahin dheerad ah iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Waxaas waa khuraafaad ma jiro wax meherka khafiifiyo, waxaa jira dalaaq ama […]
Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan

Su’aasha: habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena Su’aasha: scw afkayga iyo carabkayga aad bay u urayan gaar ahan dhareerka subaxdii afkaygana aad ban u dhaqaa ciridka ayaana iga bararsan maxa talo ah. Jawaabta: Waxaa jira fangas ama ilko bukan oo u baahan in la daaweeyo, waxaa ka dhasha waxa la dhaho halitosis ilkaha […]
Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: xiliga qabowga cagaha aya aad ii qaboba mana kululaadaan si kasto an sameyo maxaa sababa maxana dawo u ah Jawaabta: Qabowga xadka ka baxsan oo cagaha laga dareemo wuxuu u laabanayaa dhiiga aan meesha si fiican usoo gaarin, xididaha yaryar ee dhiiga usoo qaada faraha ayaa laga yaabaa inay mushkilo ka taagan tahay, waxaa […]
