Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo Riyada: Asc walal sual wataa Hadaa  kuriyooto  qofaad jeceshahay adoo  waqti laqadanaayo  ama isgursateen mexee kamac natahay riyadaas please isoo fasir Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa mid naftaada ku sheekaysanayso, siiba qofka aad jeceshay waad ka fikirtaa riyana waad ku arki kartaa, riyooyinka noocan ah fasiraad ma laha […]

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno

Neefta yeerta siilka dumarka

Neefta yeerta xubinta dumarka kasoo baxdo maxaa keeno Su’aasha: scw waxaa i dhibay neef hoos iga soo baxdo dhawaaq sida dhuusada loo maqlo gaar ahaan marka aan shaqo foorar qabanayo maxaa keno sidena loo daweyn karaa. Jawaabta: Naagaha qaar marka ay shaqo foorar ku qabanayaan aariyo ayaa ka gasho farjiga aariyadaas waxay usoo baxaysaa sida […]

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Gabar ku riyootay iyadoo xaadada iska xiirayso

Su’aasha: Riyo gacanteyda oo cad oo xaad badan oo aan xirayo qofna ileyahay ha xiirin ee daa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto shaqo adag oo nin loogu talagalay adigana waxaad rabtaa inaad ka baxdo dhibka shaqadaas, timaha xaadada ee gacanta haweenka marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa dhibaato ama rafaad ama shaqo adag […]

Siigada iyo koriinka jirka qofka da’da yar

Siigada iyo koriinka jirka qofka da'da yar

Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof yar oo da dii koritaanka kujira markaa dr habeen kii waxaan seexdaa 1:00Am) habeenimo ilaa ugu danbayn 2:00.Am waxaanan soo kacaa salaada subax markaan soo tukado kuma noqdo hurdo ee waxaan adaa iskuulka sidoo kale maalintii waxaan siigaysta 3 jeer markaa dr Arimahan waa Arimo caado iinoqday markaa dr […]

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]

Gudniin suno kabiir la dhaho ma jiraa

Gudniin suno kabiir la dhaho ma jiraa

Gudniin suno kabiir la dhaho ma jiraa Su’aasha: Wllyaal waxan idiin waydinaa gudniin suno kabiir ladhaho miyaa jiro hooyo markan waydiyay waxay igu dhahday suno kabiir ayaa tahay marka majiraan gudniinkaas Jawaabta: Dhaqanka soomaaliyeed ee qadiinka wuxuu fulin jiray guudniinka fircooniga nooca ugu daran, dumarka da’da ah oo 50 jira gudniinkaas ayaa lasoo marsiiyay, 30 […]

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Su’aasha: Riyo qof saxaradisa cunaya oolestay ilaa eey kadhamato Jawaabta: Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka […]