Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness

Erayo naxariis badan naagta masoo jiitaan Words of mercy and kindness Su’aasha: scw waxaan meel ka akhriyay naagaha ereyada naxariista badan aad bay u jecel xataa lacagta ereyadaas ayay ka helaan gabadha marka la amaano ninka wax walba ayay u huraysa waxaan rabaa inaad isoo faahfaahisaan hadalkas waxa ka jiro haduu sax yahay iyo haduu […]
Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya

Su’aasha: Asc. Riyada anoo geedka (guska) salka ku gooyay anoo wax xanuuna dareemeyn oo gacanta ku wata geedkii Bal iifasira riyadaas aad bayna iigu soo noqnoqotay . Heer waxa ay igaarsiisay marka aan sootooso subaxii ay naxdin (walwal) igu abuurto. Raajatada saara bal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhib iyo mashaakil gali doonto waxaad ku […]
Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha: scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay. Jawaabta: Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa […]
Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

Su’aasha: scw aad ban u baqaa waxaan mar kaste ka baqaa dhimashada waxan dareemaa nolosha inay ila xun tahay walwal iyo fikir iyo cabsi ayan ku jiraa maxaan sameeyaa sideen uga bixi karaa arintan Jawaabta: Cabsida noocan waa cabsi waswaas la socdo qofka wuxuu dareemaa dibid iyo kalinimo, waana cudur nafsi ah, cudurka baqdinta ama […]
Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa

Su’aasha: scw gabar wali la guurasnin haday ku riyooto ayoo nin geedkiisa gacanta ku salsalaxayso riyadas maxa lagu fasiraa? Jawaabta: Gabar haddii ay riyo ku aragto iyadoo nin alaabtiisa gacanta ku qabanayso ama taabanayso riyadaas waxay tilmaamaysaa inay goor dhow guursan doono ama ay magac yeelan doonto ama war fiican ay ka hesho ayay maqli […]
Xaaska adeerkay dumarka maxaariimta ah miyay kamid tahay

Su’aasha: Asc walaalayaal, su aashayda waxaa waaye xaaska adeerkay dumarka maxaariimta ah miyay kamid tahay mise waa iga ajnabi oo waysada way iga jabinee Jawaabta: Xaaska adeerkaaga maxaarimta ka mid ma aha, waxay kaa tahay ajnabi waa inay kaa xijaabataa, maxaayeelay masoo galayso naagaha maxaarimta ay diinta inoo sheegtay.
Waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya

Su’aasha: Aac walal waxan ku riyooday wiil aan wada socono oo walasheey u galmoonaya ana aan goobta fadhiyo oo ayadu eey qasbeeso ee dhaheso 50 dollar kusiina asagana u diidayo wexey isku dayey walashey ineey xogto marku farjigoda is galo wilka cararayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in khilaaf idin soo gali doono adiga iyo familkaaga […]
