Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta

Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta Su’aasha: Asc bahda daruuro wll talo idinka rawaa waxaa laygu ilaystay tintayda mar quraanka laysaaro qof dumara iga hadla dhibata i haysata waxaa weeye markaan quraan ka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta markan quraanka joojiyo waa istaagee lkn hada markaan […]
Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha: Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo […]
Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo Riyada: Asc riyo ifasira ano dad kadhu manaya melcidla oo duura kadib waxaiga horyimid wil yar oo dugsi USOCda oo wata danyer madow waigudiray danyerki ana waxankudhahay igalexo oo udhartay danyerki wana igalexday meshu wamel barwaqa oo kabaxayan miro kala nuca kadib wanduulay geedo dheedheer oo aaducagaran tatabanayay […]
Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Su’aasha: Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr.
Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha: Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.
Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa

Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay 1: Siigada ma dimbibaa yacni ma dambi dambiyada waa wayn ka midaa sida sinada culamadu maxay ka dheheen noo faah faahi insha allah 2 : waxaa jira qalab yar oo sanka lagu qabto oo sida biinka dharka […]
Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah

Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah Su’aasha: asc bahda daruur idin salamay waxaan idin rajeena dhamaantiin inaad caafimaad qabtaan waxan rabaa arintaan in laiisheego, waxaan ahay qof shaki badan waxaana isku arkay goordhaw oo aan lakulmay arin aan filaneen oo dhab noqotay kadib waxwalba waxee ila noqdaan inee halaabayan tusaale hadaan arko […]
