Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba Su’aasha: Asc, waxaan idin weydiinayaa ,ma udarranyihiin qofka ku yaal baabasiirka :- basbaaska,malaayga iyo digirta guduudan , wuu istecmaalaa mar kasta . Jawaabta: Qofka baabasiirka qaba (Hemorrhoids) waa inuu ka fogaadaa cuntooyinka kordhiya xanuunka bawaasiirka sida basbaaska kulul iyo filfil madowga iyo baradhada iyo tiinka iyo […]
Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey waad Ku mahadsantihiin adeegga aad bulshada uheysaan waana Ku faraxsanhy inaan Ka qeyb qaato waxaan rabey hooyadey labo bilood Ka hor waxaa lagu so sheegey cudurka sonkorta markaas kadib ma cunin cunto nafaqo ah marka qudaarta mala siin karaa sida cambaha […]
Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha: Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah. Waxan Ku […]
Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh

Riyada dayaxa iyo xidigaha midab guduudan leh Riyada: Riyo Aragtida dayaxa iyo xidiga iskumel kamuqda oo eh midab gaduudan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xanaaq iyo caro iyo mashaakil inaad kala kulmi doonto dadka adiga kuu dhow qaraabada ama deriska, waxaad noqon doontaa sidoo kale qof caro badan oo xanaaqasn siiba marka dadkaas aad la joogto, […]
Daawada cudurka niyadjabka Depression ee ugu fiican

Daawada cudurka niyadjabka Depression ee ugu fiican Su’aasha: Waan idin salaamay dhamaan bahda daruur ASC Waxan ahay 18 jir waxa iga xanuusan waalidkay waxaan ku arkay depression padan waxa ka si daran wax aan jirin inu is moodsiiyo kadipna uu sidaa ku aamino waxkastoon sameeyo ina ka dhaadhicin kari waayo inaysan waxan jirin marka hore […]
Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah

Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah Su’aasha: Dhalfada guska ayaa iboogoowday maxaa keena maxaase lagu daweeyaa? Jawaabta: Nabraha ama fimanka yaryar kaaga soo baxay dhalfada waxaa loo yaqaanaa (Corona of glans penis) (حطاطات القضيب اللؤلؤية) waa fiman aad u yaryar waxaa keena feyras kaaga imaan karo galmo ama inaad ku xiirato sakiin aan […]
Xanaaqa badan iyo madax xanuunka maxaa daawo u ah

Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idiin waydiinlaha wax aha marki hore qof dabecad wanagsan oodadka cafisa ooqabaw lkn baryhn danbe waxan isku arkay cadho madax xanuun dulqadka ooiku yaraday wnis khilafna dadka iku dhadhaw wllo maxa ladhihi kara isbadalka adigu mahadsan shukran. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa xanaaqa inuu kuu keeno madax xanuunka aad dareentay […]
