Riyada damaca wiil kadibna wajiga walaalkayga yeelanayo

Su’aasha: waxan ku riyoday waxan so gala qol oo jiifo wiil aan qaraba nahay lkn aad aan ushegeysano waxa so adaa dhankiisa agtiisa ayan fariisana kabacdi wa is damceynaa marku madaxisa so qado ana dhankisa aado wijigiisa waxu isku badala walalkey ila dhashay wa isku naxaa wa aamini weynaa kabacdi hurdada kaso kacaa. Jawaabta: Riyadan […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso Riyada: scw walaal waxan rabaa in layfasiro riyada ah gabar haday ku riyoto wan iyadoo suuqa kasoo iibsanayso riyadas maxa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada iibsashada wanka waxay tilmaamaysaa farxad balaaran inay heli doonto gabadhaas, waxaa kaloo lagu fasiraa inay guursan doonto nin fiican oo baari u ah […]
Riyada ilmaheyga awoowgood lacag i siinayo

Riyada ilmaheyga awoowgood lacag i siinayo Riyada: Asc walal waxan ahay hooyo single ah oo ilma hesata…. waxan ku riyooday ilmaheyga awoowgood oo lacag boqol dollar oo xanshi ah isoo tagayo anoo u bahan aa ka qadanaya hadana miiska u saraya o.meshasha uga soo taga asaga i leeyhay qado. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli […]
Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka Su’aasha: asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee […]
Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya

Su’aasha: asc waxaan kuriyooday marka hore anigoo caawinaya oday laleeyahay qaliin ayaa lugaha looga sameena waxaan udiray 2dollar kadibna isla riyada waxaan ku arkay ayadoo ladhahayo 7maalmo gudahood dagaal halis ah ayaa dhacaya hadaadan kagudbin wadadaas waxaa nalootilmaama wadada kadibna aniga io 3walalo iladhasheen waa kagudbeena wadada anagoo dareemeeno in dhibaato aa kasoo baxnay oo […]
Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado Magacuyaallada afka ingiriiska waxaa ka mid ah magacuyaalka “me” oo ah magacuyaal layaleedka quman oo falka toos ugu dhaco, wuxuu imaanayaa falka kadib sida tusaalooyinka soo socda ku cad. Wuxuuna magacuyaal u yahay shakhsiga koowaad oo fardi ah aan dad kale la socon. Afka soomaaliga waxaa ku […]
Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo

Sifooyin Af ingiriis oo laysku caayo Marka af la baranayo waxaa laga bartaa wixii aadka loo adeegsado, si aad u fahanto wixii lagaa sheegayo siiba marka aad ajnabi tahay oo aad ku nooshay wadan shisheeye, waxaa laga yaabaa qof inuu ereyo kugu dhaho adigana aad u malaynayso ereyoo fiican inay yihiin, marka si aad uga […]
