Webyo Google oo kale ah wax gaar ah laga dhex raadin karo

Dadka wax ka baara internetka kaliya waxay inta badan wax ka baaraan webka Google, laakin waxaa jira webyo si khaas wax looga baari karo gaar ahaan buugaagta iyo qoraallada aqoonta ku salaysan. Halkaan ayaad ka heli kartaa webyada ugu caansan oo sida google u shaqeeyo laakin baaritaan ahaan ka duwan: https://www.refseek.com/ https://www.worldcat.org https://link.springer.com/ http://bioline.org.br/ https://ethos.bl.uk/ […]
Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso

Su’aasha: Asc Riyada waxee kabilabane aniga io walaashee iga ween oo isla socono dhanka awoowe ayaa usoconay wadada dhexdeeda wiil yar ayaa dhagax kutuuraya walaasheda waliba dhagax ween kistoo oo daqar geesan kara kasoco ayaan dhaha oo waan kacelinaa hadana markale ayuu dhagax kusoo tuura kadib wee xanaaqe oo dhagaxii ayee kucelinee oo sajuuda ayaa […]
Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha: Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si […]
Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska Shubbanaha (L) laguma dhawaaqo marka shaqal uu ka hoorreeyo hal shubbanana ka dambeeyo, waxaa la qariyaa xarafka (L) ereyada ugu caansan afka ingiriiska waxaa ka mid ah, ereyadan jadwalka ku sugan oo loo turjumay af soomaali iyo af carabi, kuwa iyaga la mid ahna waxaad ka heli […]
Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Wll dhawaan waxaan maqlay salaad layidhaahdo salaatu tasaabiix oo tasbiix badan oo illaa 300 ahi kujiraan oo 4 rakcadood ah,, salaaddaasi matahay mid sugnaatay ? Jawaabta: Salaadda tasaabiix la yiraahdo صلاة التسابيح waxaa qaba fuqahada madaahibta qaar, waxayna u arkaan inay suno tahay, xadiiska kusoo arooray aad ayaa […]
Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn Su’aasha: Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa Jawaabta: Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, […]
Magaca Mohammed Salah gaalada Mo Salah maxay u dhahaan

Su’aasha: Waxa dhacda gaaladu magaca Mohammed inay usoo gaabsadaan “mo” tusaale ahaan ciyaaryahanka Mohammed Salah waxay inta badan ugu yeedhaan “mo” salah. Hadaba arrintaasi ma waxay tahay inay nabi Mohammed magiciisa ka warwareegayaan maaadaama magacii suubbaneheena uu ahaa, mise siday magacyada kaleba usoo gaabsadaan ayuunbay usoo gaabsadeen. Waxay rajaynayaa su aashayda in la fahmi karo! […]
