Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn Su’aasha: Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa Jawaabta: Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, […]
Magaca Mohammed Salah gaalada Mo Salah maxay u dhahaan

Su’aasha: Waxa dhacda gaaladu magaca Mohammed inay usoo gaabsadaan “mo” tusaale ahaan ciyaaryahanka Mohammed Salah waxay inta badan ugu yeedhaan “mo” salah. Hadaba arrintaasi ma waxay tahay inay nabi Mohammed magiciisa ka warwareegayaan maaadaama magacii suubbaneheena uu ahaa, mise siday magacyada kaleba usoo gaabsadaan ayuunbay usoo gaabsadeen. Waxay rajaynayaa su aashayda in la fahmi karo! […]
Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabaa Inaad Aad Xaadiith kan Sawabta Loso Dejiyey iyo Xikmadaha Ku jira Waayo dumar badan baa Inta badan dhinacas Naga So gala Ayago Xadiith ka Farxumeynaya mise been ka sheegaya marka Ino faafahi Insh Allah Jawaabta: Fahanka diinta wuxuu u baahan yahay nusuusta oo dhan in laysu keeno, haddii aad […]
Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa

Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa Su’aasha: Asc wll, waxaan leeyahay pharmacy daawooyinka aan iibiyo waxaa kamid ah “tramadol” daawadan in la iibiyana waa laga ogolyahay magaalada aan joogo oo waa licensed,, sidaad ogtahayba daawadani waxay kamid tahay daawooyinka qofku la qabsado “addictive drugs ” hadaba su,aashaydu waxay tahay hadii uu ii yimaaado qof […]
Wararka sheegaya xiriirka Soomaali iyo Israel dhexmari raba

Warar aan wali si fiican u caddayn ayaa wareegaya baraha bulshada, waxay sheegayaan in soomaali ay xiriir siyaasadeed la yeelan doonto Yahuudda, waxay leyihiin wararkaas waxaa la bilaabay sheekadaas markii uu Farmaajo madaxweynaha ahaa laakin ma aysan muuqanin, waxaa la sheegayaa haddana waxaa laga yaabaa inuu arrintaas dhammaystiro madaxweynaha ku guulaystay xilka madaxweynenimada 15 May […]
Damul jadiid waa urur noocee ah

Damul jadiid waa urur noocee ah Su’aasha: Sxb sidaan hadalkaaga ka dareemay waxaad ka mid tahay damul jadiid oo hada uu katirsanyahay Madaxweyne Xasan shiiq waxaana marwalba aflagaadeysaa madaxweynihii hore farmaajo marka waxaa macluumaad iga siisaa ururka damul jadiid maxayihiin si faah faahsan iiga war bixi Jawaabta: Ninyahow ma garanayo dam aljadiid waxay yihiin ilaa […]
Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Siigada mental illness and brain miyay keentaa Su’aasha: Siigada mental illness and brain fog miyay kenta hada mudo markan joojiyay waxyaalo badan oo hilmamay Ayan dib uxusuusta mar Marna empty mind Ayan dareema Jawaabta: Siigada maskaxda dhaawac ayay u geysataa qofka markay ka badato, midda ugu weyn waa dambiga uu dareemayo markuu si qarsoodi xumaantaas […]
