Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo

Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo
Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo

Ilmaha caadi ahaan waxaan caan ku yihiin inay ooyaan siiba marka ay yar yihiin, oohintaas ay ku cabbiraan xanuunkooda ama xanaaqooda, ilmaha marka aad aragto inuu ooynayo waxaad ogaataa inuu wax dhibsanayo haddii uu xanuun jirin wax buu ka xanaaqsan yahay hasee yeeshee waxaa lagaa rabaa inaad fahanto waxa dhibayo, mararka qaarkooda waxaad u xiraysaa dhar kulayl u keeni kara jirkiisa wuu iska oynayaa adigana waxaad u malaynaysaa inuu caano u baahan ayay ama naas inuu nuugi rabo, sidoo kale waxaa laga yaabaa inuu arkay wax uu rabo inuu ku cayaaro adigana waad ka qaaday markaas waa ooynayaa mana aamusayo, taasna waxay ku xiran tahay daceedda cunuga ilmo waxaa jira dareenkooda aad u fog yahay oo aan sabri karin maanta oo dhan ooynaya marka wax loo diido, si kastaba ha haatee waxaa lagaaga baahan yahay inaad la socoto cunugaaga waxa uu dhibsanayo.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More