Ninkeygi bishi hada dhamatey dhamaadkedi kala tagnay

Su’aasha:

Asc walaalaha waad ku mahadsantihiin jawaabti riyadii hore ninkeygi inta uu i furin wax yar kahor waxaan ku riyoodey anoo mataano dhalay si aan walaashay ula wadaago farxada baan telka ku mashquulin fariinti aan udir lahaa baan ku cel celin dadkii ila joogay nin aan garanyn oo ilmaha dhalay ban ku arkayay wiilal bay ahayen mataanuhu xiliga riyadu dhamadki bishii hada dhamaatey.

Ninkeygi bishi hada dhamatey dhamaadkedi kala tagnay
Ninkeygi bishi hada dhamatey dhamaadkedi kala tagnay

Jawaabta:

Riyadaas waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo xasilooni, wixii mashaakil ahna inay kaa dhamaanayaan, waa bishaaro nolol qurux badan oo khayr ka buuxa ayaad heli doontaa inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More