Site icon Daruur درور

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Su’aasha:

Asc
Nin ayaa 3 caruur ah u haayaa
Hadana xaamilo baan ahay
Oo wuxu igu furay dalaaq
Bidco ah ma iiga furnid buu i leyahay
Waaridka waxay i leyihin waxba uma yaalan o bidcada e aaminsanyihin
Asagii hadaa fatwada bidcada diidaysa la qaadan lahaa
Waa nin maser badan
O Facebook ha isticmaalin snapchat ha isticmalin buu igula dagaalaa
Anigana waxan diidaayaa inu Saas i xirxiro
Waaridka maba maqli karaan
Ilmaha asaa wada dhalay
4 tooda
Naftoo i keenay aflagaado
Iyo buuq iyo amar zaaid
Iyo ino igu hanjabo inuu sawiro private ah inu i dhoho wa faafinaa
Hada snap chat tuuri weyso
Tala isiiya Talo wa tii rabi

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo
Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Jawaabta:

Saan mar hore kuu sheegay waxaa xoog badan dalaaqa bidciga inuu dhacayo, adiga ninkaaga sedex ayuu kugu furay mana u laaban kartid adoo nin kale aan ku guursanin markaad dhasho kaddib ninkaas markuu ku furo oo ciddada aad dhamaysato ayaad guursan kartaa ninkaagii hore.

Midda kale ninka inuu maseyro waa wax caadi ah laakin ma aha maseyrka inuu xadka ka baxo oo uu isu baddalo shaki oo qofka naagtiisa mar kaste uu daba joogo sida iyadoo xumaan sameynaysa oo kale, baraha bulshada maanta waxay noqdeen baro wanaag iyo xumaanba leh haddii naagta ay xumaanta iska ilaaliso ma aha ninkeeda inuu ka shakiyo, teeda kale aflagaaddada ma aha wax guri lagu dhaqo qofkii maanta xaaskiisa aflagaadeynaya waa nin liita.

Waxaa kasii xun inuu kugu gooddiyo sawiro inuu kaa faafinayo taas waxay fadeexo ku tahay caruurtiisa iyo mustaqbalkiisa, waxaa kaloo qalad ah adiga inaad oggolaatay sawiro khaas ah inuu kaa qaado xataa hadduu ninkaaga yahay, maxaayeelay sawirada si kaste ayay ku bixi karaan aamin ma aha.

Dadka isqaba oo is duuba ama is sawira iyagoo qolka jiifka ku jira halis weyn ayay gali karaan sawirada way bixi karaan mobileka hakar ayaa lagu sameyn karaa sawirada dad kale ayaa qaadan kara apps ayaa jira sawirada kaa qaadan kara adoon ogeyn, google photos ayay ku save gareesmi karaan adoon ogeyn, mobilka ma aha camera caadi ah waa wax internet ku rakiban oo adduunka ku faafi kara xataa adoon ogeyn.

Waxaa talo iga ah inaad isfahantaan adiga iyo ninkaaga oo aad u sheegto inaad si wanaagsan iskula dhaqantaan oo aad ka saarto wixii shaki ku jiro oo aad ku dhamaysaan dhibka idin soo dhex galay wadahadal wacan, haddii maanta aad toos u kala tagtaan caruurtiina dan uguma jirto, maxaayeelay adiga nin kale haddaad guursato caruurtaada amaan fiican ma heli karaan ilmo aabbahooda ayaa ku fiican, waxaa kaloo aan kula talinayaa inaad istikhaaro tukato hadduu ninkaan kuu fiican yahay aduun iyo aakhiro Ilaahay waa ku waafajinayaa hadduu xun yahay Ilaahay waa kaa leexinayaa ilmahaaga korso Alle haddii uu nin kale kuu qoray waad helaysaa.

Laakin hadda isaga ayaa kugu kallifay inaad nin kale guursato maxaayeelay sedex ayuu ugu furay marka aan raacno culimada yiri dalaaqa bidciga waa dhacaa, laakin haddii kuwa kale aan raacno nin kale ma guursanaysid saan mar hore kuugu sheegay.

 

Dumarka falka ay aad uga baqaan

 

As I have already told you, it is stronger that the heresy is falling, for you your husband has divorced you for three, and you cannot return to him, unless you marry another man when you are born. After that man has divorced you, and whoever you have finished, you can marry your first husband.

On the other hand, it is common for a man to be jealous, but it is not the jealousy to go beyond the limits and turn into doubt, and the person always follows his wife as if she is doing evil, social media today has become a teaching of good and evil if a woman avoids evil it is not her husband to doubt, On the other hand, profanity is not a housewash. The person who insults his wife today is a poor man.

It is worse for him to promise you pictures to spread about you which is a good thing for his children and his future, it is also a mistake for you to have allowed special photos to take even if he is your husband, because the pictures can go out in any way are not safe.

Married people who embrace each other or take pictures while they are in a bedroom can be in great danger they can go into the pictures they can go out mobile hakar can be done with photos other people can take apps there are photos that can take you without knowing, google photos they can save without knowing, google photos they can save without knowing, mobile is not a normal camera it is something installed on the internet and can spread to the world even without your knowledge.

It is my advice that you and your husband understand each other, and tell them to behave well with one another, and to remove any doubts, and to end the difficulty that has come between you through good negotiations. If you separate directly today, it is not in your interest to the children; for if you marry another man, your children will not have good security. I also advise you to pray carefully. If this man is good for you in this world and in the Hereafter, Allah will guide you. If it is bad, Allah will turn your child away from you. If Allah has prescribed it for you, you will find it.

But now he has agreed with you to marry another man, because he has opened it to him for three, when we follow the scholars who say that the left-hand will fall; but if we follow others, you will not marry another man as I told you before.

 

بنى ‌الطلاق كما بنى الزواج في المجتمعات الأولى على عادات الفطرة الذكر يطلب الأنثى ولا تطلبه
والرجل يخطب المرأة ولا تخطبه
وعلى هذه العادة الفطرية درج نظام ‌الطلاق مع الزواج باختيار الرجل وحده وجرى القانون على ما جرى به العرف بعد قيام القوانين بعد المرحلة البدائية من مراحل الاجتماع
وشريعة القرآن الكريم في مسألة ‌الطلاق شريعة دنيا ودين تنظر إلى طبائع الرجال والنساء
فالطلاق في الإسلام قسوة مكروهة لأنه أبغض الحلال إلى الله كما قال النبي صلى الله عليه وسلم
ولم تخل آية عرضت للطلاق من توكيد الأمر بالمعروف والنهى عن الإساءة والإيذاء والحث على مغالبة الشح والتقتير
وما من وسيلة تنجح في اجتناب الفرقة بين الزوجين إلا ونصح بها القرآن الكريم لكل منهما فيما يطلب من الرجل أو يطلب من المرأة وترجى منه الفائدة في الواقع
فإذا نفدت حيلة المراجعة وانتظار المهلة وبطلت مساعى الصلح بين الأهل والأقارب وأسفرت تجربة الطلقة الراجعة مرة بعد مرة عن قلة اكتراث للجفاء وإصرار على الفراق فليس في الزواج إذن بقية تحمى من ‌الطلاق
ولعل الطلاق يومئذ أرحم بالمرأة من علامة منغصة تربطها برجل يجفوها ويبخل عليها بقوتها ويتمنى لها الموت ليبتعد عنها إذ كانت عشرتها غلا في عنقه لا يفصمه غير الموت
ولا إيذاء في هذا الطلاق للزوج ولا للزوجة ولا للمجتمع إذ لا بقاء إذن لشيء يصح أن يسمى بالزواج
وإليك ما قدمه ابن عبد ربه
‌‌الرشيد والأصمعي ملح الأصمعي وغرائبه
وأنت طالق إن أجاز زوجك
محمد بن الغار قال حدثني عبد الرحمن بن محمد ابن أخي الأصمعي قال سمعت عمى يقول توصلت بالملح وأدركت بالغريب
وقال عمى للرشيد في بعض حديثه
بلغني يا أمير المؤمنين أن رجلا من العرب طلق في يوم خمس نسوة
قال إنما يجوز ملك الرجل على أربع نسوة فكيف طلق خمسا
قال كان لرجل أربع نسوة فدخل عليهن يوما فوجدهن متلاحيات متنازعات وكان شنطيرا فقال إلى متى هذا التنازع
ما إخال هذا الأمر إلا من قبلك يقول ذلك لا مرأة منهن اذهبى فأنت طالق فقالت له صاحبتها
عجلت عليها بالطلاق ولو أدبتها بغير ذلك لكان حقيقا
فقال لها وأنت أيضا طالق

Exit mobile version