Site icon Daruur درور

Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya

Su’aasha:

Asc wr wallo ani ninkayku marka sariirta undamaged geedkiso horana uuubiyo baxa cuntoyinka sariirtana uufcn uucuna lkn uumashqul badanyhy ana wn Darren badanhy wndhibsada hawl badan maqaban karo ilataliya.

Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya
Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya

Jawaabta:

Waxaa fiican inaad ninkaaga la tashato oo aad u bandhigto dareenkaaga, maxaayeelay xalaal buu kuu yahay wixii xalaal kuu ah waa xaq Alle ku siiyay, haddii aad doob ahaan lahayd waxaan ku dhihi lahaa soon ama cuntada iska yareey, laakin hadda qof xalaal ayaa guriga kuu jooga, marka waxaa kuu fiican inaad is fahantaan, waxaad ka raadin kartaa webka Daruur waxyaalo badan oo ku saabsan su’aashaada.

Fiiro gaar af soomaaliga aad soo qortay aad buu u qaldan yahay xafraha way isku dhexdhex jiraan waxaa laga yaabaa mobileka inuu kuu dooranayo xarfaha hadda kaddib markaad soo qorayso iska sax, aniga waxba kama sixin qoraalkaaga si aad u aragto adiga.

Exit mobile version