Site icon Daruur درور

Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta

Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta

Su’aasha:

Sxb waanku salaamay seetahay nio waxaan ku weydiinaa halkii mar ee la siigeysto nafaqo intee le eg ayaa jirka ka go’i kartaa mida kalana anoo muuqaal galmo daawanaayo hadaan ku biyo boxo ma siigada ayay la micno tahay iisoo jawaab si dhaqsi leh.

Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta
Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta

Jawaabta:

Waan kaa qaaday soo dhowoow, siigada waxaa la hubaa inay jirka wax ka nusqaamiso siiba marka qofka uu raaxo ka raadinayo taas waxay keenaysaa inuu badiyo sameynteeda mar kaste uu badiyana jirkiisa wax bay kala baxdaa dhinca maaddiga iyo dhanka macnawigaba, dhanka maaddiga waxaan ka wadaa manida isaga ka baxayso manida waxay ka mid tahay tamarta jirka uu ka helo nafaqada cuntada waa burutiino faa’ido jirka u leh qofka marka uu bilaasha isaga daadinayo dhib buu dareemaa waxaa ka dhalanaya walwal iyo niyadjab taasna waa dhanka macnawiga, inta jirkiisa ka baxayso lama xaddidi karo dadka way ku kala duwan yihiin siday u biyabaxaan iyo awoodda biyaha iyo raaxada uu dareemayo iyo rafaadka uu kala marayo siigada, guud ahaan waa khasaaro qofka marka uu falkaas aan qiimaha u lahayn samaynayo.

Waxaa jirta xaalad oo qofka laga yaabo inay biyaha ka baxaayo aan dhib u keenaynin waa marka ay ku bataan oo uu iska celin waayo riyo ayayna uga yimaadaan inta badan ama qofka asoon siigo toos ah siigaysanin sida asoo geedkiisa taagan sariirta ama meel ku riixay markaas hadday biyaha ku badan yihiin way ka bixi karaan siigada noocaas ah way ka daciifsan tahay midda qofka uu raaxo ka raadinayo, si kastana siigada qaab kaste ay tahay niyadjab iyo dhib ayay wadataa, laakin qofka marka biyaha galmo xalaal ah uu ku keeno raaxo iyo nafis ayuu dareemaa niyadjab iyo shallay ma dareemo, waxaa ka sii daran qofka siigada biyaha ku keenay kan sinada ku keeno.

 

Waxa Igu Dhacay Shahwadayda Yaraatay Ama Low Sperm Count

 

 

Zinc rich foods for the health body

Meats
Meat of all kinds is one of the most important sources of zinc, which provides the body with most of its daily needs,
Oysters
The types of shellfish vary and vary in the amount of zinc available in them, but in general they are one of the most important sources of zinc, and this applies significantly to other fish products rich in omega-3, zinc and other minerals important to the body,
Pulses
Legumes vary in their content of zinc and other minerals, but they are important sources, so they can be relied upon for vegetarian adherents.
Seeds
Seeds are easy to add to a variety of foods, and are generally rich in essential nutrients, including zinc.
Nuts
Nuts are multi-beneficial nutrients that contain a large number of nutrients, triglycerides and minerals, including zinc.
Dairy
Dairy products are also one of the most important sources of zinc, minerals and other proteins, and most of the zinc in them is easily absorbed by the body, and these foods provide another set of essential elements necessary for bone health.

Eggs
Eggs are also rich in zinc and other minerals and vitamins necessary for the body, and also contain calcium, proteins and fats in large quantities, not to mention containing choline, which is one of the rare elements necessary for the body

Whole grains
Whole grains are also rich in zinc, but they contain phytate that reduce its absorption, but they are important nutrients for the body and are greatly beneficial thanks to their content of fiber, magnesium, iron and other essential minerals necessary for the body,
vegetables
There is no doubt that vegetables are one of the most important elements to include in the daily diet, as they contain reasonable amounts of zinc in addition to a large range of other essential vitamins and minerals,
Dark chocolate
Chocolate is a very useful nutrient that contains large amounts of zinc and other minerals, but it contains high calories, so it is preferable to rely on dark chocolate more, as a piece weighing 100 grams contains 3.3 mg of zinc

Exit mobile version