Site icon Daruur درور

Ninka 21 maalmood muu awooda kusoo ceshan karaa

Su’aasha:

ASC WAXAAN MAQLAY IN NINKA HADUU 21 MAALIN USAN GALMA SAMEYNIN UUNA SIIGEYSAN INUU AWOOD BÙXDO YEELANAYO MA RUNBAA

Ninka 21 maalmood muu awooda kusoo ceshan karaa
Ninka 21 maalmood muu awooda kusoo ceshan karaa

Jawaabta:

Taas dadka way ku kala duwan yihiin dad waxaa jira muddo ka yar kusoo laabta dadna muddo ka badan, sidoo kale waxay u noqonaysaa qofka intuu ku jiray galmada ama siigada oo watiga uu ku lumiyay.

Waxaa kaloo kaalin ka cayaaraysa awooda inay usoo noqoto cuntada uu cunayo sidey tahay cuntada nafaqada leh qofka awoodda degdeg ayay ugu soo celinaysaa.

Exit mobile version