Site icon Daruur درور

Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera

Su’aasha:

Asc , nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera oo aad umac, ka dib siiyay hooyadiisa ,waxay ku dhahday wiilkeeda sug faataxo kugu akhrinaa. Maxay noqoney ?

Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera
Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad, cuntada waa wax fiican faataxadana waa daawo marka riyada waa riyo wanaagsan waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu sameyn doono qofkaas samafal oo uu Ilaahay ugu dhowaanayo.

Exit mobile version