Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Sep 9, 2021 607 0 Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera oo aad umac, ka dib siiyay hooyadiisa ,waxay ku dhahday wiilkeeda sug faataxo kugu akhrinaa. Maxay noqoney ? Nin wuxuu arkay wiil yar asagoo siinaayo canjeera Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq xalaal ah iyo caafimaad, cuntada waa wax fiican faataxadana waa daawo marka riyada waa riyo wanaagsan waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inuu sameyn doono qofkaas samafal oo uu Ilaahay ugu dhowaanayo. Riyada CanjeeradaRiyada Cuntada 0 607 Share