Nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay
Su’aasha:
Asc, nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay oo shaqo siin ah ,ninkana asoo wato buug.
Jawaabta:
Riyada waa khayr wuxuu gaaraa dantiisa arinta uu raadinayo ayaa u suurtagalayso waxaa laga yaabaa shaqo inuu ka helo ninkaas uu la kulmay.