Site icon Daruur درور

Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Su’aasha:

Asc nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley, oo marayo gurigiisa gadaashiisa , derikiisa waxay dhigeen wadada caro badan , marka u dhawaaday waxay usoo baxaday waddo nadiif ah, maxay tahay arintan?.

Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley
Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkan inuu gaarayo dantiisa inkastoo laysku dayi doono in laga reebo inuu gaaro dantiisa laakin marka ugu dambeyso wuu guulaysanayaa bas kaliya ha iska saxo waxyaalaha isaga ka qaldan.

Exit mobile version