Nin Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo laga helay cudurka halista badan ee Coronovirus. Subxaanallah

Nin Somali ah oo ku nool London, ayaa cudurka Coronavirus laga helay. waxaana la dhigay isbitaalka weyn ee London.

Nin Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus
Nin Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus

Wuxuu ahaa taksiile gawaarida loo yaqaan Uber. Xanuunka Coronavirus wuxuu ugu yimid ka dib markii uu haweeneey ka timid Spain ka soo qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Hethrow.

Haweeneydaas ayaa cudurka qabtay. Weyna kudaaratay ninkaan Somaliga ah oo magaciisa la qariyay.

Waana Somaligii ugu horeeyay oo Coronavirus uu ku dhaco

Allaha caafiyo walaalkeen. Waa naxdin, Allow caafimaad sii aamin yaa rabbi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More