Site icon Daruur درور

Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta

Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta

Su’aasha:

Asxaabteyda midkastoon wareysto waxay iisheegaan inay siigeystaan marka siigada ma wax qofkastoo sameeya miyaa teda kale adi laf ahaantaada ustaadow waad soo sameysay sowma ahan cileyn soomaalida wexee dhahaan geela laba jirka isla soo arag.

Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta
Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta

Jawaabta:

Shanta farood isku mid ma aha qof kastana ma siigaysto dad badan ayaa jira oon siigo waligooda samaynin dadkaas oo kala ah dad dareen yar iyo kuwa dareen leh laakin wax ka fiican siigada ku mashquulsan iyo kuwa kale dhaqsi naag u guursaday, laakin adiga sida muuqata siigada aad ayaad uga heshaa waliba heer aad gaartay inaad ka wareysato dadka aad saaxibada tihiin, waana ceeb inaad raga aad waraysato inay siigaystaan iyo in kale, ma og tahay khaniisnimada nimanka inay ka bilaabato inay ka hadlaan arimahaas oo kale, qoom Luud waxaa la sheegay inay alaabahooda is tusi jireen markaas waxay u gudbeen inay futada iska fuulaan, waxaa kaloo jirta raga siigada ku walaan inay dabada iska fareeyaan marka ay siigaysanayaan maxaayeelay raaxada siigada ayaa bad kale ku ridayso, weydii dhakhaatiirta ku takhasusay ama ka akhri buugaagta caafimaadka xagga galmada iyo kacsiga,  waxaan ku leeyahay is daaweey nafsi ahaan ayaad u jiran tahay waxaan ka baqayaa inaad kacsi dartii aad u noqoto nin raga damco in isaga la fuulo ama uu wax fuulo.

 

Dilaaca dabada xanuunka badan sida loo daaweeyo

 

The five fingers are not the same and not everyone is the same. There are many people who have never done it, such as people who are less sensitive and those who have feelings, but who are better than those who are engaged in masturbation and others who marry a woman quickly, but you obviously get the same from the people you have reached the point of interviewing your friends. It is a shame to interview the men you interview whether they should give up or not. Do you know that the homosexuality of men begins with talking about such things? The people of Lot are said to have shown themselves their belongings, and then they have gone on to get on their feet. There are also men who are anxious to command each other’s tails when they are trying, because the comfort of the sinew puts them in another sea. Ask the specialists or read about the medical books on sex and erections, I say you are mentally ill and I am afraid that you will become a man who wants to ride with him or get on something because of erection.

 

Exit mobile version