Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa

Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa

Su’aasha:

scw walaalayal dhib weyn ba i haysta nin qurux badan markan arko kacsi daran ayan daremaa waxan ka baqaa inan xuman ku dhaco midas dabici miyaa waxay igu soo bilaabatay shaakadan anoo qaangaar ah waxan ka baqa inan xuman galo nin qurux badan markan arko niyada waxa igaso galyso asoo ila raxaysanayo waxan suraysanaa asoo qaawan ila joogo ama ila jiifo maskaxda kama bixin karo.

Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa
Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa

Jawaabta:

dareenka shahwada waa wax dabiici ah oo dadka qaarkii si xoog ayay u dareemaan siiba qofka marka uu yahay qof ku dhashay dareenka, laakin waxaa loo baahan yahay in layska ilaaliyo wixii dareenka kicinaya, marka hore waa inaad laabataa indhaha iskana ilaali inaad nin la saaxiibto ama aad meel la gasho waxaa kugu waajib ah inaad ka fogaato wax kaste dareenkaaga kicinaya, isku mashquuli waxbarasho wax akhris, ka fogow filimada dareenka kiciya, Alle u dhowoow badi quraan akhriska waligaaga weyso qab, inshaa Allaah Ilaahay nin fiican ayuu kuu sahlayaa guurka kaliya ayaa lagu gutaa shahwada dhabta ah, waa inaad sabartaa, haddii aad mar qalad ku dhacdo waa halis, marka iska jir shaydaan inuu ku duufsado.

 

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

 

The feeling of semen is a natural thing and some people feel strongly about the person when he is born with the feeling, but it is necessary to be careful what arouses the feelings, first you should close your eyes and be careful not to befriend a man or to enter into a place with him you are obliged to avoid anything that arouses your feelings. Engage yourself in reading education, avoid movies that arouse emotions, approach Allah and read the Koran a lot and never have it, in the hope of Allah Allah will make it easier for you to marry a good man only marriage is to be completed in the real marriage, you must be patient, if you make a mistake once it is dangerous, when beware of the devil to deceive you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More