Site icon Daruur درور

Nin naagtiisa dabin ku riday qiso khayaali ah

A husband asks his wife questions that he put her in a permanent silence

Nin ayaa xaaskiisa talo ka raadsaday wuxuu ku yiri: maxaad kula talin lahayd qof hadduu mashruuc sameeyo oo marshuurcii ku fashilmo waxay tiri: mashruuc kale ayuu tijaabinayaa mashruucii hore wuu ka tagaa, wuxuu ku yiri: ka waran haddii mashruuca hore

Nin naagtiisa dabin ku riday qiso khayaali ah
Nin naagtiisa dabin ku riday qiso khayaali ah

uu ku guulaysatay muxuu sameeyaa?
waxay tiri mushruucaas aayuu sii badinayaa.
markaas ayuu ku yiri: mashruuca waa guurkeenaa ka waran ma guulaysatay mise waa fashilmay
naagtii hadalba waa ka soo bixi waayay.
haddii ay dhahdo waa guulaysay guurkeena waxay ka baqaysaa inuu badiyo oo dumar kale guursado, haddii ay tiraahdo waa fashilmayna waxay ka baqaysaa inuu naag kale guursado oo iyada meesha lagu furo.

Exit mobile version