Nin la dhukan jiray ayaa maanta xabsi dhex jiifa

From hand kissing to prison

Adduunka wuxuu ku dhisan yahay imtixaan, qof kaste ku nool waxaa abuuray Allaha weyn, waxaana loo qadaray meesha uu marayo qofkaas.

imtaxaanka duunka waxaa ka bixi kara qofka Ilaahay rummeeyo oona ka baqo.

dad badan ayaa ku dhaco imtaxaanka aduunka.

Nin la dhukan jiray ayaa maanta xabsi dhex jiifa
Nin la dhukan jiray ayaa maanta xabsi dhex jiifa

sawirkan waa sawir dadka soomaaliyeed badanooda ay wada arkeen qofka meesha ka muuqda oo gacanta laga dhunkanayo waa qof caan ka ah soomaalida galbeed ama soomaalida deegaanka Itoobiya.

waxaa Cabdi Maxamuud Cumar  (Abdi Iley) oo ka ahaa madaxweyne deengaankaas.

waxaa gacanta ka dhunkanaya qof oday ah oo isaga dhali kara.

marka qofkan maanta wuxuu ku jiraa xabsi wuxuuna ahaa muddo yar ka hor qof isaga dadka xabsiga geeya. gacanta ayaa laga shumin jiray ninkan haddana isagaa loo taxaabay.

ogow jeel raga lama yareysto waa runta maanta aduunka ka jirta.

aadanow haddii aad rabto inaad liibaanto allahaaga ka cabso

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More