Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay

An Arab man assaulted a child in Australia

Nin qoxooti ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi dalka Australia.
waxaa lagu eedeeyay gabar yar inuu ku xadgudbay ninkaas waxaa la sheegay inuu kasoo jeedo dalka Iraq, waxuu waardiye ka ahaa mool weyn, waxaa la sheegay gabar yar oo seddex jir ah inuu u kexaystay meel dadka ka fog oo moolka ka mid ah, camera ayaa qabatay markuu gabadha yar watay. waxaa laga helay raadka kastuumada gabadha raadka DNA.

waa kan oo kale midka sumcadda muslinka hallaynaya.

Riyada caano geel iyo muqumadRiyada caano geel iyo muqumadqofka muslinka waxaa laga rabaa meel kaste uu joogo inuu ahaado tusaale fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More