Site icon Daruur درور

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada

Su’aasha:

scw markaan hurdayo neefta ayaa ciriiri igu noqoto naqaska ayaa igu dhago hawada ma qaadan karo huradadana waan kasoo kacaa arintaas awgeed ciriiriga neefsashada maxaa keeno.

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada
Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada

Jawaabta:

Arrinta aad ka cabanayso waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa ka mid ah xasaasiyadda xabadka oo ka dhalan karta boorka ama hargabka iyo qabowga, ama biyaha barafka xiliga qabowga la cabbo, habeenkii cuntada ha iska badinin cunto qabowna iska ilaali, waxaad cabtaa sanjabiil kulul, cabitaanka sanjabiisha aad buu ugu fiican yahay meelaha neefta soo marto, haddii arrintan ay kaa joogsan wayso waxaa kuu u fiican inaad dhakhtar u tagto,

Daawada Procomil Spray Oo Bahalka Weynaysa Biyahana Daahisa

What you are complaining about can be caused by many things, including chest allergies that can be caused by dust or cold and cold, or drinking ice water during the cold, do not overeat at night and avoid cold food, drink hot ginger, drink Ginger is very good for asthma, if this does not stop you should see a doctor.

Exit mobile version