Site icon Daruur

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Su’aasha:

scw waxaan jiro dumarka lacagta aad u jecel xataa nimanka aan kala xishoonin inay lac weydiistaan ama lacag ka qaataan naagaha dhilooyinka lacagta lagu fuulo ayaad mooddaa qaabka ay u dhaqmaan waso boodaan markay nin lacag leh arkaan hadaba naagaha astaamaha lagu garto waa maxay maxase la dhihi karaa arintaas inay ku dhaqmaan, kuwa dhilada ah ma sidaas baa?? astaamo lagu garto ma jirtaa naagaha dhilooyinka  niyada waso galaan wax saas ahaan ah??

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan
Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Jawaabta:

Naagta waxaa laga rabaa inay u dhaqanto qaab sharaf leh, ma aha raga inay isku dhedhejiso.

Gabadha nimanka daba socoto waxay kala kulmaysaa liidnaan iyo dhibaato.

Waayo naagaha waa sida hilibka oo kale, raga markay ku arkaan inay fududahay way damcaan.

Dumarka badankooda waxaas ayay kala kulmaan raga xunxun.

Gabdhaha lacgata jecel way sahlan yihiin  in xumaan lagu sameeyo.

Gabar hadday nin lacag ka qaadato waxay ka dhigan tahay taas in jirkeeda ay u oggolaatay.

Ninka markuu naagta lacag siiyo wuu ku dhiiradaada.

Nagahaas nafsi ahaan ayay u jirran yihiin, dumarka xun lacag ayay raga weydiistaan.

 

Riyada astaamaha naagta xun halkan ka daawo

 

A woman is expected to behave in a dignified manner, not to be coerced by men.

A woman who pursues men will encounter inferiority and problems.

Because women are like meat, men want them when they see them as easy.

Most women experience this with bad men.

Girls who love money are easy to hurt.

If a girl takes money from a man, it means that her body has allowed it.

When a man gives money to a woman, he becomes more confident.

These women are mentally ill, bad women ask men for money.

Exit mobile version