Site icon Daruur درور

Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena

Su’aasha:

Asc , naag waxay aragtay ,ninkeedana hore u xanuusanaa , ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena u joogo gobol kale , ayada ku leh maya maya ma baxeysid, walaasheeda wacday way timid , walaasheeda waxay dhahday quraan saar ayaan geyneynaa , waana lageeyey asaga quraan saarka , maxay tahay riyadan ?

Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena
Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu caafimaadayo haddii Alle idmo oona ay sabab u noqon doonto naagtaas oranaysa quraan hala saaro

Exit mobile version