Site icon Daruur درور

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Nin ayaa rabay xaaskiisa inuu ka xanaajiyo.

wuxuu ku yiri: waxaan la yaabanahay adoo sidan u qurux badan haddana waxaad tahay naag nacas ah.

oo caqligeeda aad u yar yahay.

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay
Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Waxay  ku tiri: Ilaahay wuxuu iga dhigay gabar qurxoon si aan kuusoo jiito oo aad ii jeclaato, wuxuu iga dhigay nacas si aan u oggoaado inaan ku guursado.

Ninkan jawaab adag ayuu kala kulmay naagtiisa.

Marka hadalka qaarkii wuxuu kuusoo jiidayaa jawaab aadan xamili karin.

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

A man wanted to annoy his wife. He said: I am surprised that you are so beautiful and yet you are a foolish woman. and her intelligence is very small. She said: God made me a beautiful girl to attract you and make you love me, he made me stupid to know that I should marry you. This man got a strong response from his wife. When some talk draws a response that you can’t handle.

Exit mobile version