Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan

Su’aasha:

Asc, naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan oona la dhahaayo qol gal aroos tahay , mana taqaano kan aroosay , ilaa shan qofna way ka joogeen guriga , maxay noqoney ?

Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan
Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan

Jawaabta:

Waa farxad ay heli doonto naagtaas riyada waa riyo fiican nolol wanaagsan ayay la qaadan doontaa ninkeeda si fiicanna way isu fahmi doonaan waa khayr.

Naag la qabo markay ku riyooto iyadoo nin kale guursanayso riyada toos ayay u tilmaamaysaa xaaladda ay kala kulmi doonto ninkeeda iyo farxadda ay ka heli doonto noloshooda oo noqon doonto mid jacayl iyo isfahan wadata.

Siiba marka ay tahay qaabka aad sheegtay oo xafalad weyn aan jirin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More