Site icon Daruur درور

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

Su’aasha:

A S C, su’aashayda intaan u guda galin kahor sidad horay usoo sheegten naagaha la qabo inay ka dhiiran yihin gabadhaha la guursanin waliba xaga galmada madamay horay uso arken galmada teda kalena in ay cabsi kujirin haday uur qaadan ninka qaba aye u tirinayan, marka su’aashan qabo waxa weeyan gabadh la qabo oo nin kale xirir la leh ninka ay xirirka la leedahay markay guri cid’lo ah iskugu yimaadan iyako jecel isku qaba marka gabadhu haday u ogolaato ninka faruurteda inu shumiyo, naaskeegana u jaqo iyo jidhkeedana u taatabto inta kadib ninku hadu gabadha galmo ka rabo may dhici karta inay u’diido jawaab fahfaah san o i’qancisa ayan idinka sugaya mahad sanid.

Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay
Naag la qabo oo nin kale xirrir la leh oo sidan sameysay

Jawaabta:

Naag haddii ay nin meel cidla la gasho oo ay u ogolaato in ninkaas naasaheeda taabto ama jirkeeda ku raaxaysyo waxay ila tahay %99 inay isku dhici karaan, maxaayelay naag nin u oggolaatay inuu jirkeeda taabto iyadoo isaga jacayl u hayso hadana meesha cidla ay tahay shaydaanna seddexeeye yahay way adag tahay inay sino ka badbaaddo, annaga qaybka ma ogaan karno laakin haddii arrimahaas aad shaagtay ay dhaceen naagtan wax u dhiman ma jiro, waliba marka naagta xaas ay tahay ayay ka daran tahay gabadha aan wali guursanin, meelahaas marka ay gaarto way u fududdahay inay sino ku dhacdo.

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

If a woman enters into a  a lone with a man and lets that man touch her breasts or comfort her body, I think 99% of them can fall together, because a woman who allowed a man to touch her body, having love for him, and in the wilderness, and satan is a trient, it is difficult to escape from fornial. We cannot know the part of it, but if these things which you have revealed have happened, there is nothing to lose for this woman, even when the woman is married, it is worse than the unmarried girl, and when she reaches these places, it is easier for her to fall into adultery.

Exit mobile version