Site icon Daruur درور

Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale

Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale

Su’aasha:

A S C, Wll su’aashan qabo waxa weeyan gabadh xaas ah u nin qabo marka ay nin kale kabadan mudo 2 sano si qarsoodi ah ula xiriri jirtay ay jecel’na u hayisay mida kalena xaqa ninkeega siba dhinaca sariirta ay u’diidi jirtay gabadhaas ninka ay shukaansanysay gogol inay la sameesay ma shaki ba kujirta, fahfaahin iga siiya.

Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale
Naag la qabo oo muda badan shukaansanaysay nin kale

Jawaabta:

Naagta waxyaalo badan ayaa u keena iyadoo la qabo nin kale inay shukaansato, waxaana ugu horreeya inaysan kusoo barbaarin guri fiican waxay arki jirtay hooyadeeda iyo walaalaheeda oo caadi iska ah oo raga la sheekaysta, taas waxay u keenaysaa inay fududaato oo ay nin kale shukaansato, waxaa kaloo naagta arintaas u keeni karta in ninkeeda hadal macaan iyo jacayl ay ka weyso oo uusan waqti fiican la qaadanaynin taasna aad bay u badan tahay in naagta nin kale ay la xiriirto waxaana ka dhasha guriga inuu dumo.

Gogoldhaaf inay samaysay iyo in kale lama ogaan karo laakin shaki ayay leedahay, maxaayeelay naagta la qabo nin kale marka ay shukaansato way ka dhiirran tahay gabadha aan guurka soo marin ama gabadha bikaarada ah, naagaha la qabo xataa waxay qarin karaan uur hadday kasoo qaadaan nin kale.

Waliba marka ay raaxada sariirta ninkeeda ka qadinayso shaki weyn ayay leedahay illeen qof dhergan cunto ma cuni karee.

Haddii ay sugan tahay naagtaas inay rabto ninkaas oo ay jeceshay waxaa fiican inaad iska furto maxaayeelay kama hari karto adigana shaki kama baxaysid.

 

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

 

A woman brings a lot of things to her while married to another man to date, and first of all she did not bring up a good house she saw her mother and siblings who are normal and talk to men, which leads to her ease and dating another man, and it can also cause a woman to lose sweet words and love from her husband and he does not have a good time with her and it is very likely that the woman is in contact with another man and the house collapses.

It is impossible to know whether she has done it or not, but she has doubts, because when a woman is married to another man, she is bolder than the unmarried girl or the unmarried girl. Married women can even hide their pregnancy if they take it from another man.

Yet when she eats the comfort of her husband’s bed, she has great doubts, for no one who is satisfied can eat food.

If that woman is sure that she wants that man whom she loves, it is better to divorce her, because she cannot leave her, and you will have no doubt.

 

 

Exit mobile version