Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Su’aasha:

scw runtii wax weyn ayad noo haysaan xaga fasiraada riyada waxaan rabaa in lay fasiro indha kuul qurux badan

haday aragto naag la qabo oo indhaha marsanayso oo muraayada isku eegayso riyadas fasirkeeda muxu noqonaa?

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto
Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

 

Jawaabta:

Riyada waxay tilmamaysaa khayr badan iyo wanaag, naag la qabo hadday ku riyooto indhakuul

waxay heli doontaa waxyaalo fiifiican oo ay ku farxi doonto, sidoo kale riyada waxay tusinaysaa inay gali doonto barwaaqo,

haddii ninkeeda iyo iyada dhib dhex yaallo ay ka bixi doonaan oo jacaylkooda uu soo kordhi doono,

riyada indha kuusha waa riyo fiican oo macne wanaagsan laga qaadanyo,

illeen kuusha waa qurux dumarka aad ugu xaragoodaan,

naagaha kuusha marsada way ka badan yihiin xaga soo jiidashada ninka kuwa aan sidaa ahayn.

 

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay

 

The dream indicates a lot of good and goodness, if a married woman dreams about her eyes,

she will find better things that will make her happy,

and the dream also shows that she will enter into prosperity, if there is a problem between her husband and her,

they will leave and their love will end. I will add, the dream of eyes with beads is a good dream that has a good meaning,

because the eyes are beautiful for women, women who wear beads are more attractive to men than those who are not.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More