Site icon Daruur درور

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Su’aasha:

waxaan ku riyooday anoo naag la qabo hadal u sheegaya si qarsoodi ayaan ugu sheegaa waxaa ku dhaha: qooq ma taqaanaa marka ma fahmayso macanaha laga wado waxay u eg tahay inaysan afka soomaaliga garanaynin markaas ayaan u fasiraa waxaan ku dhahaa qooq waxaa laga wadaa siilka marka uu bararo maxay noqon kartaa fasirka riyadan.

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo
Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay digiin tahay inaad iska ilaaliso naagta aad ku aragtay riyada haddii aad garanayso, waayo nag aad kula hadlayso arimaha cowrada iyo galmada waa naag si hoos aad ugu dhowaatay, marka waxaa dhici karta inaad ku dhacdo.

teeda kale dumarka la qabo way ka dhib badan yihiin kuwaaan wali guursanin naagta la qabo ninka way kusoo ridi kartaa xumaanta, sidoo kale waxay tilmaamaysaa riyada naagtaas inaysan ka xishoonaynin hadalada galmada ama raaxada ninka iyo naagta.

The dream indicates that it is a warning to be careful of the woman you have seen in the dream if you know her, because the woman you are talking to about issues of sexuality and sex is a woman who is very close to her, when you may fall.

On the other hand, married women are more troubled than those who have not yet married a married woman can put the male in the wrong, and it also indicates that the dream of that woman is not ashamed of the sexual words or pleasures of the husband and woman.

 

Riyada raaxada halkan ka daawo

Exit mobile version