Naag ku riyootay ninkeeda oo labisan ay la sheekaysanayso
Su’aasha:
Asc, Naag waxay aragtay ninkeeda oo labistay oo leedahay , maanta waad labisatee maxaa? Asagana ku dhahaayo haa waan labistay , Naagta iyo ninkeeda waxay fadhiyeen labo jiradiin qurux badan wayna sheekeysanayeen , maxay tahay.
