Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Naag qurux badan Gabar gaaban ama gabar dheer.

Dad badan ayaa is weydiiya yaa soo jiidasho badan iyo qurux naag gaaban iyo naag dheer.

Dhaqanka soomaalida waxaa aad loo jecel yahay gabadha dheer, gabar gaaban qurux ma laha.

Laakin cilmi baaris la sameeyay waa lagu ogaaday haweeneyda gaaban inay ka soo jiidasho badan tahay midda dheer.

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan
Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Daraasadaas waxay sheegtay naagta gaaban inay ku fiican tahay xagga sariirta oo ayna siin karto ninka raaxada ugu macaan.

Sidoo kale xagga dhalmada waxaa aad ugu degdeg badan naagta gaaban.

Daraasada waxay sheegtay gabdhaha gaagaaban inay dhaqsi ku qaangaaraan marka loo eego hablaha dhaadheer.

Aqoonyahan wuxuu raga kula dardaarmayaa inaysan guursan naago iyaga ka dheer ama la siman joog ahaan.

Naagta aad ka dheertay ayaa ku dareensiinayso raganimada.

Sidoo kale naagta marka ay ka dheer tahay ninka waxay dareemaysaa inuusan u keeni karin waxa ay rabto oo amaan iyo xasillooni ah.

naagta aad waxay uga heshaa ninka dheer oo ay kor u fiiriso.

Sidoo kale naagaha gaaban ayaa ku fiican xagga galmada raaxada leh.

 

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

 

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan
Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Beautiful woman A short girl or tall girl.

Many people ask themselves who is more attractive and beautiful for a short woman and a tall woman.

In Somali culture, a tall girl is very popular, a short girl is not beautiful.

But research has found that a short woman is more attractive than a tall woman.
That study said a short woman is good at bed and can give the man the sweetest comfort.

Also in childbirth, a short woman is much quicker.

The study said short girls mature more quickly than tall girls.

This scholar urges men not to marry women who are taller or equal in stature.

The woman you are taller makes you feel masculine.

Also the woman when she is taller than the man feels unable to bring her what she wants in peace and quiet.

The woman finds the tall man very much and looks up.

Short women are also good at having comfortable sex.

 

و

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More