Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah
Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah
Su’aasha:
scw aad ban ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan waxan ahay marwo dhaaftay afartanka waligay raaxo gariir ah ma gaarin oo biyobax ah taas maxaa sabab u ah la dhihi karaa jiro miyaa, waxan maqlaa dumarka inay gaaraan raaxada biyabaxa aniga waxn iskuma arko maxaa talo aad i siinaysaan

Jawaabta:
Dumarka way ku kala duwan yihiin xagga kacsiga sidoo kale dareenka raaxada, waxaa fiican ninkaaga inaad kala sheekaysato arintaas oo aad ku dadaasho inaad si fiican ula raaxaysato, sidoo kale inaad istiinka badisaan, maxaayeelay dumarka qaar waqti dheer ayay u baahan yihiin xagga raaxada, dadka soomaalida guud ahaan siiba raga hore naagta iyagoon istiiminin ayay u tagaan mana ku daahaan biyaha intuu iska saaro ayuu isaga tagaa, naagtana way iska xishoonaysaa ma weydiisan karto marka niyadda ayay ka jabaysaa.
Ninkayga Markuu Ii Galmoonayo Gudaha Raaxo Kama Dareemo Waa Maxay Sababtu
Xaaskaygu Waa Ka Maqan Yahay Dareenka Kacsiga

Women differ in terms of arousal and also in their sense of pleasure. It is good to talk to your husband about this and try to enjoy it well with him, as well as to increase the frequency of intercourse. Some women need a long time for pleasure. Somali people in general, especially men, go to a woman without ejaculation and do not delay. He takes off his water and leaves. The woman feels embarrassed and cannot ask, so she loses her temper.
Riyada galmada saameynta leh halkan ka daawo